Af-hayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobabkii shalay ilaa maanta ka socday Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Maamulka Gobolkla Banaadir ayaa caawa bilaabay inay biyaha ka saaraan laamiyada.

Advertisement

Roobabakaan ayaa geystay khasaare nafeed iyo mid hantyeed markkii ay wadooyin badam bur-bureen sidoo kale dhismayaal guri ayaa dumay inkastoo aysan badneyn.

Aargada liido iyo inta u dhaxeysa xeebta ayaa duntay,sidoo kale ina badan laamiyadii muhiimka ahaa ayaa biyuhu harqiyeen.

halkaan ka daawo faahfaahinta Af-hayeenka Maamulka Gobolkla Banaadir muuqaal aan ka soo xiganay TV-ga Qaranka:-

No description available.No description available.No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here