TV_ga Aljazeera ayaa soo bandhigay Feeryahano Dumar ah  oo ku tababaranaya  Gaza , kuwaasoo xarun hore ugu lahaa waqooyiga marinka Gaza.

Gab-dhahaan ayaa ka mid ah shacabka ku barakacay guryahoodii iyo xeryihii teendhada ee Khan Younis duqeymaha Israa’iil awgeed.

Advertisement

Waxaa la soo sheegayaa in iyagoo xaaladaasi barakaca ,dhaawaxa iyo dhimashada ku jira inay hadana wali ka quusan ciyaaraha feerka oo ay isku dayayaan inay tababaradooda sii wataan.

Koox dumar ah oo feed-hyahan ah oo ku sugan Gaza – kuwaas oo laga saaray guryahoodii iyo xeryihii teendhada ee Khan Younis duqeymaha Israa’iil awgeed –

Kooxdaan Gabdhaha ah ee hore uga mid ahaa kuwa ciyaaraha Feerka ayaa hadana helaya habab cusub oo ay ku tababartaan xaalad kasta oo soo wajahday.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here