Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somalia C/raxmaan Alcadaala ayaa shirkii wasiirada ee maanta kadib saxaafada si gaar ah ula hadlay isagoona ka hadlay jabkii shalay ciidamadooda ka soo gaaray dagaalkii Raaskan-booni ay kula galeen Maamulka Jubaland.

Wasiir Alcadaala wuxuu sheegay inay dhacdadaasi kula xisaabtami doonaan hogaamiyaha Jubaland Axmed Madoobe oo uu ku tilmaamay eedeysane.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo faahfaahinta warka Dowlada ay kaga hadashay dagaalaalka Raaskanbooni:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here