Xili maalmihii ugu dambeeyay ay soo baxayeen talooyin ka imaanayay dhanka dalalka ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya iyo quburo milatari kuwaasoo Dowlada ka g digayay inaysan ku degdegin ka saarista dalka ciidamada ATMIS ayay Dowlada Somalia ku adkeysaneysaa inay isku filan tahay kana maaranto ciidamada Midowga Afrika ee magaca ATMIS ku jooga Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan ninka la taliyaha ugu qaabilsan dhanka Amniga Xuseen Macalin oo wareysi siiyay TVga Qaranka ayaa muujiyay sida wali Dowladu ugu adkeysaneyso inay amnigooda ku filan yihiin.

Advertisement

“Ciidankeena waa ku filan yihiin inay ATMIS kala wareegaan Amniga guud, khawaarjtana ay dalka ka xoreeyaan”ayuu yiri Xuseen Macalin.

Halkan ka daawo warka la taliyaha oo aan ka soo xiganay TV-ga Qaranka:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here