Wararka laga helaayo Dagaalada ka socda Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in lagu qabtay dagaal yahano ka tirsan Alshabaab.

Dagaalka oo maalmo socda ayaa ka dambeeyay weerar ay qaadeen milateriga Somalia oo garab ka helaya kuwa macawisleyda Gobolka Hiiraan.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka:-

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here