Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka soo dejisay cutubyo ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland ee ku biiray Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo loo sameyn doono diiwaan-gelin, mushaar iyo dalacsiinta ay mudan yihiin, maalmo kadibna waxaa dib loogu celinayaa deegaanadii ay ka howlgeli jireen ee Jubbaland, si waajibaadkooda qaran ay u gutaan.
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka ciidamadaasi markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha Muqdisho:-
Advertisement
=Warbixinta iyo Muuqaalkaba waxaan ka soo xiganay TV-ga Qaranka=
Advertisement