KULBIYOOW (DAYNIILE.COM)-Ciidamo Milateri oo asal ahaan ka soo jeeda deegaanada maamulka Jubaland islamarkaana bilo ka hor ku biirey Dowlada Somalia ayaa mar kale waxaa deegaanka Kul- bioyow ku soo bandhigay saacadihii ugu dambeeyay maamulka Jubaland.

Mid ka mida ciidamadaasi oo hadlay ayaa si geesinimo leh ugu adkeystay sida uu u aaminsan yahay inay Somali mid tahay Dowladna ay dalka ka jirto inkastoo.

Advertisement

Sidoo kale wuxuu cadeeyay in Jubaland tahay deegaanka ay ka soo jeedaan laakiin Dowlada Somalia tahay wax la wada leeyahay.

Hadaba daawo hadalada sarkalkani geesiga ah kuna weyn tahay somalinimada:-

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here