Af-hayeenka Wasaarada Gaashaandhigga Sheekh Abukar ayaa gaaray Degmada Masaajid Cali-Guduud  ee gobolka Shabeelaha dhexe halkaasoo uu shacabka kula hadlay masaajid dhexdiis.

Sheekh Abuukar ayaa ku eedeeyay Dagaalamayaasha Alshabaab inaysan ogoleyn in Masaajidka lagu cibaadeysto.

Advertisement

“Argagaxisadu ma ogola in Masaajida lagu cibaadeysto, sababtana waa kuwa dadka ku dhexdila, Qarxiya oo xira kana sameysta meelo shacabka ku handadaan”.ayuu yiri Af-hayeenka Wasaarada Gaashaandhiga ahaana madixii wacyi gelinta Ciidamada.

Haddaba Daawo muuqaalka warka masuulkaan oo aan ka soo xiganay TV-ga Qaranka:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here