Culeeyska Maydka
Siyaasi Dhoohan ayaa Dadkiisii ku yiri: war iska aamusa Adiginku Dad wanaagsan oo “Dowlad ku nool ah ayaad tihiine, Adinkaaba Dadka kale uga Faa’iideysi badan Dowladda oo dhulkiina iyo Dheeftiina ayaaba qiimo idiin yeeshay”.

waana qaateen Hadalkiisii waana u sacbiyeen Siyaasigii.

Wiil yar oo Gadaal fadhiyay ayaa yiri: Waxa uu hilmaansiiyay Siyaasigu, in Dowladdu ay Adinka idinku ku nooshahay oo la’aantiin ayanan Dowladduba jiri karin.

Kuwaasi, Culeeyska Miisaankooda koleeyba iyagu ma ogaanayaan, laakin kuwa meydkooda qaadi doono ayaa ogaa doono culeyskooda.

Qore: Yahya Amir
No photo description available.
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here