Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Col. Maxamed Dhagawayne ayaa kormeer shaqo ugu tegay guutada 27-aad ee Abuu dujaana ee CXD.

Taliyaha ayaa geesiyaashan ka tirsan guutada 27-aad ku amaanay sida ay u gudanayaan waajibaadka Qaran ee loo igmaday , waxa uuna ku bogaadiyay in ay laba laabaan shaqada mihiimka ah ee ay u haayaan Qaranka Soomaaliyeed.
Ciidamadaan ayaa joogto waxay dagaal kula jiraan dagaalamayaasha Alshabaab oo ay duurka iskula jiraan xili Milatariga Somalia doonayaan inay gabi ahaanba Alshabaab dalka ka saaraan.
May be an image of 6 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 1 person and crowdMay be an image of 6 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of 9 peopleMay be an image of 6 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here