Kuwani waa cutub gaar ah oo lagu magacaabo Han-qadh kana mid ah ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee JISA muddo badan ayey tababar dhowr nooc isugu jira ku qaadanayeen xarumo gaar ah oo ay tababar ku qaataan ciidanka Nabadsugidda Jubbaland.

Dhawaan ayaa loosoo gabagabeeyay tababarkii mudada dheer ay qaadanayeen kaas oo ay kuso barteen wax walbo oo lagama maarmaan u ah askari loo carbinayo in sida ugu adag uu ugu shaqeeyo dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa.

Advertisement
Waa ciidan u badan rag dhalinyaro ah oo lagu soo xulay heerarka kala duwan ee markii ciidan la qorayo la maro, waxaana wajiyadooda aad ka dheehan kartaa tababarkii ay soo qaateen in uu ahaa mid aad u sareeya kana soo saaray ciidan tayadoodu ay sarayso.
May be an image of 2 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 3 peopleMay be an image of 8 people and textMay be an image of 15 peopleMay be an image of 8 people and textMay be an image of 16 peopleMay be an image of 2 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here