Ciidanka ururka 19 ee ee Guutada 3 Aad Xooga Dalka kugana sugan Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa la geliyay heegankii ugu danbeeyay xili dagaal inay qaadaan  loo diyaarshay.

Ciidamdaan oo fariisimo ku leh  deegaanada Qalimow iyo Garsaale ayaa waxaa maanta booqday Taliye Xigeenka Guutada 3 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Cismaciil Kuulow Tuure oo uu wehliyo Taliyaha Ururka 19 Aad ee Guutada 3 Aad Abuukar Boonow.
Saraakiishaan ayaa ayaa ciidamada kala hadlay ciidamada sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen dagaal ay ku qaadaan kooxda Alshabaab gaar ahaan meelaha ay kaga harsan yihiin Gobolka Shabeelaha dhexe.
Taliye Xigeenka Guutada 3-aad  Cismaciil Kuulow Tuure ayaa ciidamada u diyaarshay  heegana u geliyay sidii ay howlgalo ka dhan ah Alshabaab ugu dhaqaaqi lahaayeen.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 7 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of one or more people, all-terrain vehicle and motorcycleMay be an image of 6 people

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here