Ururka 96-aad, Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhawaan Tababar loogu soo xiray laguna qalabeeyay Magaalada Xudur ayaa Khawaarijta Cagta ku mariyay deegaano katirsan Gobolka Bakool, waxaana ay noqonayaan 12-Sano kadib, Ciidankii ugu horreeyay ee Xoogga dalka katirsan oo lagu Tababaro Magaalada Xudur.

Howlgalka ayay ka fuliyeen tuulooyinka kala ah Banjinaay, aboore ilaa teed oo udhaxeeya Degmooyinka Xudur iyo Ceel-berde.

Howlgalkaas waxaa hoggaaminayay Taliye Ku-xigeenka Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dhamme Cilmi Aadan Isxaaq, waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Taliyaha Ururka 96-aad ee Guutada 9-aad Dhamme Dhaahir Maxamed.May be an image of 5 people, rhinoceros and text that says "米 まく"May be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 people and Bactrian camelMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 people, rhinoceros and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here