MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada Dowlada Somalia ayaa maanta kormeer booqasho ah waxay ku tageen xarunta cusub ee Ciidamada Lgta Somalia.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ah saraakiisha booqashada sameysay  ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta.
Xarunta aa saldhiga cusub ee loo sameynayo ciidamada Lugta Xoogga Somalia ayaa ku dhex taal gudaha dhismaha Kulliyadda Jaalle Siyaad ee degmada Hodan.

Dhismahaan oo si qurxoon loo wado ayaa noqon doona Taliskii ugu Horeeyey ee Ciidanka Dhulku Yeeshaan.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 8 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 6 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here