KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Sida lagu sheegay war ka soo baxay Taliska Midowga Afrika gaar ahaan ATMIS ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ayaa howlgalo amni waxay ma samrryeen duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland.

“Waa qayb ka mid ah waajibaadka Hawlgalka ee lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, laguna taageerayo Ciidanka Amniga Soomaaliya si ay u xaqiijiyaan amniga dalka”ayaa lagu yiri warka Atmis ka soo baxay .

Advertisement

Inkastoo hada Alshabaab joogin duleedka Kismaayo hada warkaan wuxuu ku soo aadayaa xilo uh khilaaf weyn iyo kala shaki uu soo kala dhexgalay Dowladaha Somalia iyo Itoobiya kadib heshiiskii is afgarad ee dhexmaray Maaamulka Somalialnd-Somalia iyo Dowlada Itoobiya.

Lama yaqaan sida Maamulka Jubaland uga jawaabi doono dhaq dhaqaaqyada ciidamada Itoobiya ka wadaan Kismaayo xili dhawaana Itoojiya ka baxday saldhig weyn ay ku lahaayeen garoonka diyaardaha Kismaayo..

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here