RUUN-NIRGOOD (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaana degmada Ruun-Nirgood ayaa sheegaya in ciidamada iskaashanaya ee dowlada iyo kuwa deegaanka ah saaka atoortii fuliyeen howlgal ka dhan ah Alshabaab
Sida lagu shergay war kooban oo dhanka Dowlada ka soo baxay howlgalkaan ayaa lagu burburiyay goobo fariisimo u ahaa kooxda Alshabaab.
Howlgalkaan ayaa guuleystay sida Dowladu sheegtay kaasoo ciidanada xoogu ku daba joogeen dagaalamayaasha kooxda Alshabaab oo wali weerara ka wada Gobolka Shabeelaha dhexe.
Khasaaraha ka dhashay howlgalkaan oo wali aaney ka hadlin saraakiisha ayaan wararkeena danbe idinku soo gud-bin doonaa insha Allahah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM