Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Mesagawey ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay dhagar qabe ka tirsan Argagixisada kaas oo lagu qabtay koontaroolka Mesagawey.

Ninka la toogtay ayaa ku hubeysnaa qoray AK-47 ah sida ay sheegeen saraakiisha Ciidamada Dowlada ee ku sugan aaga masagawa.

Dhinaca kale ciidamada ayaa qabtay 3 gaari oo nuuca layla Calaawi ah oo shidaal waday, waxaana lagu qabtay deegaanka Xuseen cagey, saraakiisha ayaa sheegay inay saarnaayeen dumar Argagaxisada u socday ayna gacanta ku dhigeen.
May be an image of 6 people and textMay be an image of campsite and textMay be an image of 4 people and headscarfMay be an image of money, ticket stub and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here