RUUNIRGOOD (DAYNIILE.COM)- Ciidanka Milateriga Soomaaliya oo dhawaan Alshabaab ka saaray halkaasi ayaa maalmihii u danbeeyay waxay wadeen howlgalo miina saaris ah iyo soo qabashada kooxo lala xiririinayo inay Alshabaab la shaqeeyaan.

Ciidamada ayaa wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaa inay isku fidiyeen howldka ama duurka ku xeeran Degmada Ruunirgod halkaasoo ciidamo aad u badan ay xiligan ku sugan yihiin.

Advertisement

Sarkaal u hadlay ciidamaaasi ayaa sheegay inay Degmada Ruunirgood noqon doonto magaalo nabad ah islamarkaana ay booqdaan Masuuliyiinta Dowlada islamarkaana shacabka ku dhaqana ay ku amaan helaan.

No description available.

“walaalayaal ma waxa isku mid ah ciidamo Qaran iyo mooryaan,waad arataan sida gab-dhaheen,wiilasheen odayaasheena ay degmada noogu soo dhaweeyeen”ayuu yiri Sarkaalka u hadlay ciidamada

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here