CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dowlada Soomaaliya ciidamo iyo gaadiid dagaal  geysay Gobolka Galgaduud gaar ahaan nawaaxiga Magaalada Ceel-waaq oo dhawaan hub Dowladu galbineysay ay qabsadeen maleeshiyaad ka soo jeeda Cabud-waaq.

Wararka ayaa tilmaamaya in Dowladu go’aansatay inay awood u adeegsato sidii ay mar kale hubkaasi gacanteeda ugu soo celin lahayd.

Advertisement

Sidoo kale Wasiirka Amniga oo ka soo jeeda Cabud-waaq iyo Ugaaska reerkaasi ayay  Dowladu u xilsaartay inay hubkaasi shacabka ka soo celiyaan.

Ciidamo iyo gaadiid dagaal oo Dowladu dirtay ayaa lagu wadaa inay xoog ku galaan Magaaladaaasi hadii ay waan waantu socon wayso.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here