Ciidanka Jubaland iyo Kumaandooska Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen howdka dhaca dhina galbeed ee deegaanka Beerxaani ee gobolka Jubada hoose ugu daatay godod ay gabaad ka dhiganayeen Argagixisada AS.

Waxaa la aaminsanyahay maleeshiyaadkii halkaasi ku dhuumaaleysanayay in ay ku jiraan, xubno sarsare oo Ajaanib ay qeyb ka yihiiin, intii uu howlgalka socday Argagixisada toboneeyo ayaa laga dilay oo aan goor dhow barteena Telegaramka sawiradooda idinkula wadaagi doona hadu Alle idmo.

Advertisement

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here