Waxaana uu kala wareegay Taliyaha Ciidanka Dekadda Degaanka Garacad G/Sare Maxamuud Jaamac Dalab iyo odayaasha labada dhinac.
Madasha lagu wareejinayay eedeesanaha ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha dagmada Jariiban, Nabadoonadii Laba daraf ee eedaysanaha iyo Marxuumka.
iyo sidoo kale Odayaasha wax Garadka ee beesha dagsiimada Garacad oo Eedaysaha Gacanta ku dhigay.
Isla markaana Waxaana eedaysanha la wareegay Taliyaha Xabsiga dhexeG/le Dhexe Xuseen Shirdoon kitte.
DHAMMAAD –
XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND.











Advertisement