Taliyaha Booliiska ATMIS muxuu u tagay Jowhar +SAWIRRO
JOWHAR (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Boliska ee ATMIS, CP Hillary Sao Kanu,ayaa shalay gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle iyo xarunta Gobolka shabeelaha dhexe.
Sida lagu sheegay war ka soo baxay ATMIS Taliyaha ayaa...
Taabid Cabdi Maxamed muxuu ka yiri walaaca Itoobiya
Gudoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabid Cabdi Maxamed
ahaana duqii Muqdisho ayaa ka hadlay walaaca Ethiopia ay ka muujisay iskaashiga difaac ee dhex maray Masar iyo Somalia.
Taabib oo warkiisa lagu baahiyay baraha bulshada...
Xukuumada oo meel marisay masuul loo magacaabay Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha
Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia ee Maanta waxaa lagu meel mariyay magacaabista Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, kaas oo noqonaya Cabdiraxmaan Siciid Axmed.
Magacaabistaan iyo meel marinta ayaa ka danbeysay kadib...
Shirkii Khamiis-laha ee Wasiirada Somalia iyo qodobadii maanta looga hadlay+SAWIRRO
Muqdisho, Khamiis, 29 Agoosto 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee magacaabista Maareeye ku-xigeenka...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza
GAZA (DAYNIILE.COM)-Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in duulaanka militari ee ugu weyn ee Israa'iil ay ku hayso Daanta Galbeed ee la haysto ay tahay in...
Wasiirka Difaaca Somalia oo si kulul ugu jawaabay Itoobiya
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Gaashaan-dhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa durba jawaab kulul siiyay Dowlada Itoobiya oo ka qeylisay talaabooyinka ay qaaday Dowlada Somalia iyo Ciidamada Masar ee soo gaaray Somalia.
Wasiir C/qaadir wuxuu...
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka maxay ku soo aragtay Deegaanka Luglow+SAWIRRO
Wafdi ka socday Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubaland ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka Istanbuul, gaar ahaan Luglow oo ku yaala Waqooyiga Magaalada Kismayo, halkaas...
Itoobiya oo Soomaaliya ku eedaysay in la heshiishay dhinacyo shisheeye oo isku dayaya in...
Waxaa sii kordhaya xiisadda ka jirta Gobolka Geeska Afrika, War kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Itoobiya ayaa lagu eedeeyay Soomaaliya – waxaana lagu sheegay warka in Soomaaliya ay la heshiishay waxay itoobiya...
Booliiska oo soo xireen askari ku eedeysan Video amniga lidi ku ah
Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa soo qabtay oo xabsiga dhigeen askari ka tirsan Booliiska kaasoo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xuseen Warsame, kuna eedeysan  qalqal-gelin amni.
Askarigaan oo ay soo xireen Booliiska Saldhigga...
War ka soo kordhay ninkii lagu eedeeyey inuu shan gabdhood oo Soomaali ah ku...
        =XIGASHO BBC SOMALI=
Heshiis qirasho ayaa miiska u saaran wiil uu dhalay wakiilkii hore ee gobolka St. Paul oo lagu eedeeyay in uu gaari...