Advertisement

Yuusuf Garaad maxay tahay qatarta uu ka sheegay meydadka lagala baxayo Qabuuraha iskuul Buliisiya

0
Rug-cadaagii saxaafada ee hadana isku badalay siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu bartiisa Facebook ku qorey wuxuu xusay khatar caafimaad oo halis ah inay ka dhalan karto amarka dowlada ay...

QM oo kordhisay muddada ATMIS ay joogayaan Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay qaraar qabyo ah oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan fulinta howlaha loo igmaday ee howlgalka...

C/raxmaan C/Shukuur oo sharaxay sababta dhalinyaradu uga niyab jabaan siyaasada Somalia

0
Siyaasiga caanka ah axildhibaan C/raxmaan C/shuiuur Warsame ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo jiyab jab ay siyaasada ka muujiyeen dhalinyaro uu sheegay inuu la kilmay. Xildhibaanka qoraalkiisa ayaa sidan...

Mucaaradka Maamulka Koofur-Galbeed maxay kala hadleen Safiirka Mareykanka ee Somalia

0
Qaar ka mid ah ama inta badan siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed ayaa shalay kulan la qaateen Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Amb. Richard H. Riley. Siyaasiyiinta iyo Safiirka waxay ka...

Booliiska oo Caawa soo xirey Faadumo kaftan oo caan ka ah baraha bulshada

0
Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan). Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku...

Gudoomiyaha Hay’ada maareynta masiibooyinka oo la kulmay Madaxa UNHCR+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay'adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa qaabilay maanta Wafdi ka socday hay’adda Qaxootiga Aduunka ee UNHCR, kaas oo uu hoggaaminayay Madaxa hay’addaan xafiiskeeda Soomaaliya Mudane Charles Mballa. Labada dhinac ayaa...

Shirka xasilinta Deegaanada Hirshabelle maxaa lagu soo qaaday maanta? +SAWIRRO

0
Muqdisho, 21-August-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo xubno ka mid ah Golahiisa Wasiirrada ayaa maanta Muqdisho uga qeybgalay shirka xasilinta deegaanada Hirshabeelle ee dhawaan la xorreeyay...

Ciidamo ka tirsan Milatariga Kenya oo lagu dilay Mandera

0
MANDERA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada ismaamulka Mandheera ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dileen ciidamo ka tirsan kuwa fuliya howlgallada gaarka ah. Sida goor dhaw ay shaacisay idaacada StarFM...

SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo.

0
Baydhabo, Arbaco, 11 Sebtembar 2024 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad...

Salaam Bank oo xaqiijiyay in macaamiishiisa uusan quseyn lacagta canshuurta

0
WAR-SAXAAFADEED Salaam Somali Bank (SSB) waxa uu u caddaynayaa dhamaan Bulshada iyo Macaamiishiisaba in Canshuurta iibka ee 5% ah aysan wax saamayn ah ku lahayn Xisaabaha ka furan Bangiga iyo dhaqdhaqaaqyada Maalin...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best washing machines

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Washing Machine for Your Home Choosing the right washing gadget for your home can be a frightening project...