Advertisement

Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobabkii Muqdisho ka da’ay

0
Af-hayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobabkii shalay ilaa maanta ka socday Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Maamulka Gobolkla Banaadir ayaa caawa bilaabay inay biyaha ka saaraan laamiyada. Roobabakaan ayaa...

Macawisleyda Beesha Waceysle oo gacanta ku dhigay ajanabi Alshabaab ka tirsanaa+SAWIRO

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Ceel-dheere ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in Xoogaga Macawisleyda Beesha Waceysle ay gacanta ku dhigeen nin ajanabi ah oo alshabaab ka bar bardagaalami jirey. Ninkaan ayay Macawisleydu...

Wasiirka arimaha gudaha Somalia oo Maanta booqday Magaakada Buulo-Xaaji

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali {Xoosh} ayaa maanta booqday magaalada Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta, isaga oo...

DAAWO: Dowlada Somalia oo ku adkeysatay inay ka maaranto Ciidamada ATMIS

0
Xili maalmihii ugu dambeeyay ay soo baxayeen talooyin ka imaanayay dhanka dalalka ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya iyo quburo milatari kuwaasoo Dowlada ka g digayay inaysan ku degdegin ka saarista dalka...

Taliye Sulub oo Jabuuti ka qeybgalay xuska maalinta Booliiska Dalkaasi+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin Ayaa ka Qeyb Galay maanta Munaasabada Xuska Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska Dalka aan walaalaha nahay Ee Jabuuti. Xaflada Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska...

Dagaal duleedka Xudur ku dhex-maray Dowlada iyo Alshabaab

0
XUDUR (DAYNILLE)-Gobolka Bakool wararka laga helaayo ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay deegaano hoos taga Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolkaasi. Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Xooga Somalia iyo Kooxda Alshabaab kaasoo...

Macalin Dugsi iyo Xaaskiisa oo lagu dolay Deegaanka Bulacle

0
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Koox beeleedyo hubeysan ayaa la soo sheegayaa inay dil aad u fool-xun ka gaysteen dhulka maamulka Galmudug gaar ahaan deegaanka Bulucle ee Gobolka Gal-gaduud. Wararka ayaa tilmaamaya gacan ku dhiiglayaasha ay...

Ciidamo ka tirsan Milatariga Somalia oo la geeyay Ceel-waaq si ay u badalaan ATMIS

0
CEEL-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Ceel-waq ee Gobolka Geddo ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaareen ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya kuwaasoo badeli doona ciidamada ATMIS. laba diyaarad oo wada ciidamada Dowlada...

Ku dhawaad 50 ruux oo ku dhimatay Dalka Shiinaha kadb roobab da’ay

0
MEIZHOU (DAYNIILE.COM)-Dalka Shiinaha waxaa laga soo sheegayaa inuu ka da'ay roobab roobab wadooyinka qaar jaray gaar ahaan gobolka Guangdong ee koonfurta dalkaasi. Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhintay ka dib markii...

Ruushka oo gantaal weyn ku dhuftay Magaalada labaad ee ugu weyn Dalka Ukraine

0
KHARKIV (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Ruushka ayaa la soo sheegayaa inay gantaalo ama Bam-booyin nuuca la hago ah ku dhufteen guri ku yaal magaalada labaad ee ugu weyn Dalka Ukraine ee Kharkiv. Guriga oo sida...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best budget phone 2024: The top cheap smartphones in

0
locating the quality finances telephone that perfectly balances performance, abilties, and affordability may be a frightening challenge. Whether you're a tech fanatic looking for...