Advertisement

Imaaraadka oo Mareykanka kula taliyay inay Saldhig Milateri ka sameystaan xeebaha Waqooyiga Somalia

0
Sida lagu faafiyay warbaahinta Maamulka Somaliland Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa kula talisay Dowlada Mareykanka inay saldhig Milatari ka sameystaan xeebaha Somalia gaar ahaan dhanka waqooyi ee maamulka Somaliland. Talada Imaaraadaka Carabta ayaa...

Nin ku eedeysan inuu Geedo waxtar lahaa jaray oo la soo xirey

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta xabsiga dhigay nin ku eedeysan inuu si bareer ah cagaf ugu jaray geedo shacabka waxtar u lahaa. Ninka eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay C/qani Daahir...

Wasiirka arimaha gudaha oo la kulmay wakiilka hey’adda UNHCR+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali(Xoosh), Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir iyo sidoo kole Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda  Soomaaliya

0
Muqdisho, Khamiis, 4-ta July 2024 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan xuska maalinta xornimada iyo midnimada dalka u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh...

Kulan Muqdisho ku dhex-maray Qaramada Midoobe iyo Hay’ada SoDMA+SAWIRRO

0
Xarunta dhexe ee Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa marti-galisay kulan si bille ah loogu gorfeeyo xaaladaha bani’aadannimo ee dalkeenna, kaasoo dhex maray Hay’adda SoDMA, Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku...

Farmaajo oo war ka soo saaray shirkii Golaha wada-tashiga Qaran

0
Madaxweynihii hore Xikdhibasn Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw oo saaka ah bartiisa Facebook soo dhigay warsaxaafadeed uu kaga hadlaayo shirkii Golaha wada-tashiga qaran iyo ho'aamadii ka soo baxay. Warsaxaafadeedka ayaa sidan...

Xamze Cabdi-Barre oo Muqdisho ka daah-furey barnamijka Hooyo u Hiilli Qarankaaga+SAWIRRO

0
Muqdisho, 01 Juun 2024: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,” kaas oo lagu muujinayo kaalinta muhiimka ah ee hooyooyinka...

Bisha Cas oo beenisay in la helay diyaaradii helicopter uu la socday Madaxweynaha Iran

0
Sarkaal ka tirsan Hay'ada Bisha Cas ee Iran oo ku sugan aagga ay howlgallada baaritaannada ka socdaan ayaa gabi ahaanba meesha ka saaray warar aan la xaqiijin oo sheegaya in la...

Maamulka Puntland oo beeniyay War Dowlada ka soo

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-War Saaka ka soo baxay Maamul Goboleedka Puntland ayaa si weyn loogu beeniyay War ka soo baxay shalay dhanka Dowlada Somalia. Wasaarada Warfaafinta Puntland oo warkaan soo saartay ayaa wax kama...

Xildhibaan C/risaaq Ciid “amarkii Gudoomiye Aadan Madoobe waa mid aan qaban xildhibaannada, laguna caburinayo...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka ayaa dhaliilay kana hor yimid amar dhawaan ka soo baxay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur  (Madoobe)  kaasoo ahaa in xildhibaanadu...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best carpet cleaner 2024: Tried and tested models for stains, grime...

0
The Ultimate Guide to the Best Carpet Cleaners of 2024 Keeping your carpets clean is critical for a wholesome and aesthetically attractive domestic. With endless...