Advertisement

Ra’iisul-wasaare Xamze oo Saaka daah-furey Imtixaanka Dugsiyada Sare+SAWIRRO

0
Muqdisho, 22, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka badan 37,000 oo...

Midowga Afrika oo taageeray in bixitaanka ATMIS ee Somalia la tartiibiyo

0
Golaha amaanka Midowga Afrika ayaa shalay soo saaray bayaan Kadib codsi dhawaan la sheegay inay Dowlada Soomaaliya u gudbisay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobe kaasoo ahaa in dib u eegis lagu...

Tahriibayaal meydadkooda la helay iyo kuwo la badbaadiyay

0
Koox Tahriibayaal ah ayaa la soo sheegayaa inay jasiiradda Canary qaarna ku dhinteen kuwa kalana laga soo badbaadiyay. Markab nuuca lagu dalxiiso ayaa soo badbaadiyay 68 tahriibe halka 5 kalana meydadkooda ay...

Degmada Ceel-dheer oo 33 sano kadib Saaka Ardeydu u fadhiisteen Imtixaan Dowladeed+SAWIRRO

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Ceeldheer ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in markii  ugu horeysay  Saaka ardeyda Degmadaasi u fadhisteen Imtixaanka Dowlada Somalia gaar ahaan mid shahaadiga. Talaabadaasi ayaa imaneysa kadib markii...

Isra’iil oo maanta xasuuq ka geysatay Gaza

0
Ciidamada Yuhuuda ayaa maanta shacab badan waxay ku xasuuqeen marinka Gaza gaar ahaan Rafax kadib duqeyn diyaarado iyo taangiyo ay fuliyeen. Xaalada Gaza  waxaa maanta lagu tilmaamay maalin adag oo naxariis daran. Wasaaradda...

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Mareykanka+SAWIRRO

0
Muqdisho, Juun 21, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane Richard H. Riley. Danjiraha...

Gudoomiyaha Matabaan oo a hadlay ciidamo Itoobiyaan ah oo ay maanta dib isaga celiyeen

0
MATABAAN (DAYNIILE.COM)-Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa  maanta gaaray magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iyagoona ka yimid dhanka Feer-feer sida uu sheegay Gudoomiyaha Magaalada Matabaan. Guddoomiyaha degmada Matabaan Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa wareysi uu...

Dowlada Somalia oo ka hadashay Xildhibaanadii habeen ka hor lagu xirey Nairobi

0
Muqdisho, 21 June 2024: Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahday xaalad ay sheegeen in amnigooda wax loogu...

30 samo ka dib oo markii ugu horeysay Laas-caanood la gaarsiiyay Imtixaanka Dowlada Somalia...

0
Diyaarad sidday Imitixaanka shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarshada XfS ayaa maanta ka degtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, xilli maalinta berri ah loo fariisan doono imitixaanka fasalka 12-aad ee dugsiyada sare...

DAAWO: Af-hayeenka Wasaarada Gaashaandhigga “Argagaxisadu ma ogola in Masaajida lagu cibaadeysto”

0
Af-hayeenka Wasaarada Gaashaandhigga Sheekh Abukar ayaa gaaray Degmada Masaajid Cali-Guduud  ee gobolka Shabeelaha dhexe halkaasoo uu shacabka kula hadlay masaajid dhexdiis. Sheekh Abuukar ayaa ku eedeeyay Dagaalamayaasha Alshabaab inaysan ogoleyn in Masaajidka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best meal replacement shake 2024: Get fit with help from

0
In brand new fast-paced international, meal substitute shakes have emerge as a pass-to solution for those searching for a handy, nutritious, and short meal...