Advertisement

Milatariga Soomaaliya oo loo diyaariyay inay dalkooda ka difacaan hadii Itoobiyaanku ku soo duulo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Tan iyo markii sanadkaan bilowgiisa uu cirka isku shareeray xiisada u dhexeysa labada dal ee Somalia iyo Itoobiya ayaa waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo in labada dal uu dhexmaro...

Sh.Ibraahim Ciise oo beeniyay inuu Shiikh Cusman xidig aflagaadeeyay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sheekh Ibraahim Ciise oo dhawaan shaaciyay hadalo gaf ku ah sheekh Cusmaan Xidig Allaha u naxariistee xili waliba uu meyd ahaa dhalaaceyn ba'an kala kulamy bulshada. ShiIkhan ayaa aad looga hadal...

Dowlada Somalia oo digniin adag kasoo saartay Jarista geedaha

0
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaaliya oo digniin adag kasoo saartay Jarista geedaha....WARSAXAAFADEED

Bangiga Adduunka oo raali gelin siiyay Dowlada Jabuuti

0
Wafdi ka socda Qaramada Midoobe gaar ahaan bangiga Aduunka ayaa gaaray dalka Jabuuti halkaasoo ay kula kulmeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladaas. Wafdigaan ayaa ka raai geliyay Dowlada Jabuuti qiimeeyn dhawaan ka soo...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laatay+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana Garoonka Diyaaradaha...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Muqdisho ku soo laabtay+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa. Sh.Aadan Madoobe maalmihii uu maqnaa wuxuu ku sugnaa...

Soomaaliya oo qaramada Midoobay uga cabatay ciidanka Itoobiya iyo cawaaqibka ka dhalan kara arrinkaan

0
=XIGASHO BBC SOMALIA= Dawladda Soomaaliya ayaa waxay cabasho ku aadan ciidamada Itoobiya oo sida ay sheegtay “si sharci darro ah” u soo galay gudaha Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay. Kulanka looga hadlayay xaalka...

Alshabaab iska soo dhiibay Magaalada Xarardheere

0
Maslax Maxamed Aadan oo 26 jir ah, kuna dhashay degamada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Deegaanka ee sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug. Maslax ayaa Khawaarijta ka tirsanaa...

Farriinta Madaxweyne Xasan ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).

0
Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH). “Bismillaah. Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta...

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Shaqaalaha caafimaadka ayaa sheegay in 22 qof lagu dilay tan iyo waaberigii gobolka, iyadoo militariga Israa’iil ay kordhiyeen howlgallada Deir el-Balah ee bartamaha Gaza iyo Khan Younis ee koonfurta. Kumanaan Falastiiniyiin...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...