Advertisement

DAAWO: Qisada Askari Somaali baxsad ahaa oo loo adeegsaday Gabar sirdoonka ka tirsan

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Maxkamada Ciidamada Dowlada Somalia la hor keenay askari ka tirsanaa Ciidamada Milatariga kaasoo ka soo baxsaday xabsi ku yaal Magaalada Guri-ceel, ugu danbeyna lagu qabtay Muqdisho. Askarigaan dhibka geystay...

shirka Wasiirada oo maanta laga soo saaray warbixin ku saabsan bixitaanka Ciidamada ATMIS

0
Muqdisho, 13, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin ku saabsan...

Qarax dhimasho iyo dhaawacba sababay oo Ciidamada Uganda loogu geystay Gobolka Sh.hoose

0
Qarax miino ayaa ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa Uganda waxaa loogu geystay Degaanka NO50 ee Gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxaan waxaa uu sababay dhimashada 3 askari oo ka tiran ciidamada Uganda halka kuwa...

imtaxanaadka fasalka 8-aad ee Dugsiyada Gobolka Banaadir oo maanta la soo xirey

0
Kusimaha Guddoomiyaha, ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo uu wehliyo Taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed G/le sare Macalin...

SoDMA oo heshiis istiraatiiji ah kula saxiixatay Muqdisho Hay’ad Dalka Qatar+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis istiraatiiji ah kula saxiixday Guddoomiyaha Hay'adda Qatar Charity Xafiiskeda Soomaaliya...

Cali dheere oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada

0
Cali xasan Cali oo looyaqaano ( Cali Dheere ) ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Ee Fadhigeedu Yahay Degaanka goof gaduud Buurey. wuxuuna Tababaro...

Gud.Yabooh oo Af-hayeenka Booliiska la mid dhigay danbiilayaasha maalin kasta la soo xiro

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye ( Yabooh) ayaa si kulul u beeniyay war hore uga soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliya. Gudoomiye...

ajaaiib badan oo ku dhimatay dalka Kuweyt

0
Wararka laga helaayo dalka Kuweyt ayaa sheegaya in ajaanib badan ay ku dhinteen xalay dalka Kuweyt kadib dab xooggan oo ka ka kacay guryo dabaqyo ah oo ay daganaayeen. Sida ay sheegtay...

Maxay tahay dunuubta uu sheegay C/raxmaan C/shukuur inuu ku dhacay Sh.Cali Wajiis

0
Siyaasiga caaanka ah Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa qoraal uu ku soo bandhigay bogiisa Internetkla wuxuu aad ugu dhaliilay Sheekh Cali Wajiis oo ka mida Culumada caanka ka ah Soomaaliya islamarkaana...

Madaxweyne Xasan oo teelka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar

0
Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefoonka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani kaasoo uu kala hadlay arimaha Somalia. Sidoo kale Madaxweyne Xasan ayaa Amiir...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best steam irons we’ve tried and tested in 2024

0
Finding the satisfactory steam iron in 2024 can be a frightening assignment given the myriad of options to be had within the market. Whether...