Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray laami cusub+SAWIRRO
Muqdisho, 01 September 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Maagaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Waddo cusub oo laami ah, taasi oo laga hirgeliyay Degmada Yaaqshiid,...
Taliye Sulub oo daah-furey Xaflada sanad dugsiyeedka cusub ee Caruurta Booliiska+SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin ayaa shalay galab Ka qeybgalay Xaflada Duhfurka sanad dugsiyeedka cusub 2024-- 2025 kaasi oo lagu qabatay Xarunta barbaarinta caruurta boliiska soomaliyeed.
Munaasabada waxaa Taliyaha Ciidanka...
Dowlada Liibiya oo sheegtay inay burburisay kooxihii magafayaasha ahaa
War ka soo baxay Dowladda Liibiya ayaa lagu shaaciyay inay Sabtidii shalay burburisay kooxihii magafayaasha loo bixiyay ee dadka tahriibin jirey kuwaasoo ku xooganaa dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas.
iyada oo la xiray...
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Gaza
GAZA (DAYNIILE.COM)-Duqaymaha Israa’iil ayaa ugu yaraan 61 qof ku dilay Marinka Qaza iyadoo la filayo in dhimashadu ay korodho, maamulka caafimaadka Falastiin ayaa sheegay, oo uu ku jiro weerar kale oo...
Maxay Itoobiya dhiillo ugu aragtaa isbahaysiga Soomaaliya iyo Masar
   =XIGASHO BBC SOMALI=
Isbaheysiga Milatari ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar ayaa ka socda Geeska Afrika, taas oo Itoobiya si gaar ah uga careysiisay, waxaana jira walaac laga qabo in...
Masuul soo jeediyay in xasaanada lagala noqdo xildhibaanadii maanta taageeray Itoobiyaanka
Masuul ka tirsan Xukuumada Soomaaliya ayaa soo jeediyay in xasaanada xildhibaanimo lagala laabto xildhibaanadii maanta taageeray Itoobiyaanka kuwaasoo ka soo jeeda Maamulka Koonfur-galbeed.
Masuulkaan oo ah Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo...
Madaxweyne Xasan oo tuutaha soo xirtay kadib dhaq dhaqaaq Itoobiyaanku gudaha dalkeena ka...
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib u xirtay tuutaha Milatariga kaasoo muujinaya in dalku dagaal ku jiro.
Madaxweyne Xasan iyo guud ahaa Dalkoo dhan ayaa wajahaya xaalad dagaal iyo...
Taliye ka tirsan ATMIS oo la kulmay masuuliyiinta Deg. Dhoobleey+SAWIRRO
Taliyaha Qaybta 2aad ee ATMIS Sarreeye Guuto Seif Salim Rashid ayaa Khamiistii la kulmay mas’uuliyiinta amniga degmada Dhoobley si ay uga wada hadlaan amniga gobolka.
Wuxuu ku baaqay iskaashi dhow, isku duwis...
Wasiirka amniga oo maanta tababar usoo xirey ciidamo Booliis ah+SAWIRRO
Munaasabad Balaaran oo lagu Soo xirayo Xaflada Taba barada Boliiska Bulshada iyo Ilaalinta Caruuta ayaa lagu qabtay Dugsiga Taba barka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Kaahiye ee Magalada Muqdisho.
Munaasabadaasi waxaa soo qaban...
Shirkii maanta ay yeesheen xildhibaanada iyo qodobadii laga hadlay+SAWIRRO
Muqdisho Agoosto, 31, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow...