Advertisement

Deegaan ku dhaw Buurhakaba oo Alshabaab laga saaray+SAWIRRO

0
BUUR-HAKABA (DAYNIILE.COM)-Milatariga Soomaliya oo kaashanaya Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa la soo sheegayaa weerar ku qaadeen deegaan ku dhaw Magaalada Buur-hakaba ee Gobolka Bay. Ciidamada Isbahaysanayay ayaa weerarkooda guul ka gaaray markii...

Xildhbaan Caawa lagu dilay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Allaha u naxariistee waxaa Caawa Magaalada Muqdisho lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed kaasoo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa caasida Dalka. Xildhibaanka oo lagu magacaabo  Ibraabim C/raxmaan ayaa waxaa...

141 ruux oo hal maalin ugu geeriyooday kuleyl dartiis Dalka Pakistan

0
KARACHI (DAYNIILE.COM)-Dalka Pakistan waxaa laga soo sheegayaa kuleyl aad u daran oo sababay dhimasho aad u badan oo maalin kasta laga diiwaan geliyo dalkaasi. Wararka hada ay warbaahinada hada ay soo qaateen...

Duqa Muqdisho oo xalay sameeyay kormeer amni+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kormeeray qaar ka mid ah kontorolada laga soo galo Magaalada Muqdisho. Kormerkaan ayaa waxa ku wehliyay Guddoomiye Kuxigeenka...

Maxaa kasoo kordhay kiiska Axmed Rashiid oo mar kale maxkamad kasoo muuqday?

0
                 =XIGASHO BBC SOMALIA= Maxkamad Kenya ku taalla ayaa dhowaan dib u furtay dhegeysiga kiiska Axmed Rashiid oo ahaa sarkaal ka tirsan booliisa Kenya kaasoo...

Muxuu ku saabsan yahay shirka Madaxweyne Xasan kaga qeybgalay Dalka Switzerland+SAWIRRO

0
Luzern, Juun 14. 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga. Kulankan ayaa waxaa ka qayb...

Maxay isla soo qaadeen Madaxweynayaasha Somalia iyo Masar

0
Muqdisho, Luulyo 04, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka...

Madaxweyne xigeenka Jubaland oo Degmada Luuq u tagay nabadeynta laba beelood+SAWIRRO

0
LUUQ(DAYNIILE.COM)-Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbalanad Maxamud Sayid Aadan ayaa maanta gaaray Magaalada Luuq ee Gobolka Geddo hakaasoo si weyna loogu soo dhaweeyay. Maxamud Sayid Aadan iyo wafdi uu horkacayo wuxuu u...

Fahad Yaasiin oo si la yaab leh uga hadlay go’aanka Dowlada ku xireyso...

0
G𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐲 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫 𝐬𝐮’𝐚𝐚𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧: 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞 𝐥𝐨𝐨 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐚𝐚? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda...

Col. Maxamed Dhagawayne muxuu u sheegay ciidamada Abuu dujaana+SAWIRRO

0
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Col. Maxamed Dhagawayne ayaa kormeer shaqo ugu tegay guutada 27-aad ee Abuu dujaana ee CXD. Taliyaha ayaa geesiyaashan ka tirsan guutada 27-aad ku amaanay...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...