Advertisement

Dibad-bax lagu taageerayo xubin ka noqoshada Somalia Golaha amaanka QM+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay kulan ballaaran oo uu Maamulka Gobolka Banaadir ku taageerayay uguna mahadceliyay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan...

Dowlada oo sheegtay in meydad hor leh oo alshabaab ka tirsanaa laga soo ururshay...

0
WARSAXAAFADEED Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijta looga dilay dagaalkii Ceeldheer. Ceeldheer, 10, June 2024: Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Deegaanka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku hawlanaa...

Gud.Yabooh oo Af-hayeenka Booliiska la mid dhigay danbiilayaasha maalin kasta la soo xiro

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada ahna ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye ( Yabooh) ayaa si kulul u beeniyay war hore uga soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliya. Gudoomiye...

Maxaa ka jira in la dilay hogaamiyihii Daacish ee Somalia

0
Waxaa soo baxaya warar aan la hubin oo sheegaya in  Mareykanku dileen C/.qaadir Muumin oo ahaa hogaamiyihii Daacish ee Somalia ka howlgala gaar ahaan deegaanada Puntland. Sidoo kale waxaa jira warar sheegaya...

Al-shabaab oo gaari shacab ku gubey wadada isku xirta Jowhar iyo Balcad

0
BALCAD (DAYNIILE.COM)-Kooxda Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay wadada u galeen gaadiid xamuul ah oo dad shacaba wateen iyagoona mid ka mida dab qabadsiiyay. Kooxda Alshabaab ayaa falkaani ku fulisay gaari xamuul...

Gudoomiyaha Matabaan oo a hadlay ciidamo Itoobiyaan ah oo ay maanta dib isaga celiyeen

0
MATABAAN (DAYNIILE.COM)-Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa  maanta gaaray magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iyagoona ka yimid dhanka Feer-feer sida uu sheegay Gudoomiyaha Magaalada Matabaan. Guddoomiyaha degmada Matabaan Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa wareysi uu...

Booliiska Somalia oo Caawa soo qabtay nin bireeyay hooyadiis iyo abtigiis

0
War ka soo baxay taliska Booliiska ayaa lagu shaaciyay inay Caawa soo qabteen nin saacadihii ugu danbeeyay dilay oo midi ku bireeyay hooyadiis iyo Abtigiis. Warka Booliiska ayaa sidan u qornaa: Qeybta Guud...

Dowlada Bolivia oo ka bad-baaday isku day af-ganbi

0
Dowlada Dalka Bolivia ayaa arbacadii shalay ka bad-baaday isku day afganbi oo uu hogaaminayay Taliyihii hore ee Ciidamada Milatariga dalkaasi kaasoo dhawan xilka laga qaaday. Ciidamo uu hogaaminayo Taliyiihii Ciidamada Bolivia  Juan...

Alshabaab maanta isku soo dhiibay Nabad sugida Qaranka

0
XUDUR (DAYNIILE.COM)-Farsama yaqaan Alshabaab u qaabilsanaa dhanka tuba-gelinta ceelasha biyaha ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanmada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia. Ninkaan oo magaciisa lagu sheegay Huseen maadker usmaa'iil ayaa asal...

Madaxweyne Xasan oo dib ugu laabtay furimaha dagaalka

0
WARGAADHI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada  Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw dib ugu laabtay furumaha dagaalka gaar ahaana Gobolka Shabeelaha dhexe. Mdaxaweynaha iyo Saraakiil la socota ayaa gaaray deegaanka Wargaadhi ee gobolka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best beard trimmer 2024: Our favourite tried and tested

0
The Ultimate Guide to the Best Beard Trimmers in 2024 Growing a beard is an artwork, and preserving it's miles a technology. Whether you are...