Advertisement

Haweenka Baarlamaanka Somalia maxay ka qabanayaan Kismaayo

0
Kutlada haweenka Baarlamaanka JFS oo maalmahaan howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaatay guddiga joogtada golaha wakiilada dowlad gobaleedka Jubbaland oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka shaqo...

Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay Shirweynaha Xoojinta Urur Gobaleedka Bariga Afrika oo Muqdisho...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaiya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw ku biirayĀ  Shirweynaha Xoojinta Iskaashiga Urur Gobaleedka Dhaqaalaha Bariga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan oo lagu casuumay marti ajaaib...

Dagaal u dhexeeya Laba Beelood oo socda duleedka Dhuusa-mareeb

0
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Dagaal ka dhashay macalinkii Dugsi quraanka iyo xaaskiisa ee habeen hore la dilay ayaa saaka ka qarxay duleedka Magaalada Dhuusa-Mareeb kaasoo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed. Wararka horu dhaca ah oo...

Bangiga Adduunka oo raali gelin siiyay Dowlada Jabuuti

0
Wafdi ka socda Qaramada Midoobe gaar ahaan bangiga Aduunka ayaa gaaray dalka Jabuuti halkaasoo ay kula kulmeen Masuuliyiin ka tirsan Dowladaas. Wafdigaan ayaa ka raai geliyay Dowlada Jabuuti qiimeeyn dhawaan ka soo...

Kaniisad lagu dilay dad ka badan 15 oo Booliis u badan

0
MAKHACHKALA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Jamhuuriyadda Dajestan eeĀ  dalka Ruushka ayaa sheegaya in axadii shalay kooxo hubeysan dad badan ku dileen kaniisad halkaasi ku taal. Maleeshiyo hubeysan ayaa rasaas ooda kaga qaday kaniisad...

Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobabkii Muqdisho ka da’ay

0
Af-hayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobabkii shalay ilaa maanta ka socday Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Maamulka Gobolkla Banaadir ayaa caawa bilaabay inay biyaha ka saaraan laamiyada. Roobabakaan ayaa...

Macawisleyda Beesha Waceysle oo gacanta ku dhigay ajanabi Alshabaab ka tirsanaa+SAWIRO

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Ceel-dheere ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in Xoogaga Macawisleyda Beesha Waceysle ay gacanta ku dhigeen nin ajanabi ah oo alshabaab ka bar bardagaalami jirey. Ninkaan ayay Macawisleydu...

Wasiirka arimaha gudaha Somalia oo Maanta booqday Magaakada Buulo-Xaaji

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali {Xoosh} ayaa maanta booqday magaalada Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta, isaga oo...

DAAWO: Dowlada Somalia oo ku adkeysatay inay ka maaranto Ciidamada ATMIS

0
Xili maalmihii ugu dambeeyay ay soo baxayeen talooyin ka imaanayay dhanka dalalka ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya iyo quburo milatari kuwaasoo Dowlada ka g digayay inaysan ku degdegin ka saarista dalka...

Taliye Sulub oo Jabuuti ka qeybgalay xuska maalinta Booliiska Dalkaasi+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin Ayaa ka Qeyb Galay maanta Munaasabada Xuska Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska Dalka aan walaalaha nahay Ee Jabuuti. Xaflada Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best carpet cleaner 2024: Tried and tested models for stains, grime...

0
The Ultimate Guide to the Best Carpet Cleaners of 2024 Keeping your carpets clean is critical for a wholesome and aesthetically attractive domestic. With endless...