Advertisement

Faahfaafin ka soo baxaysa wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobiya ee wakhtigooda laga soo hormariyey

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay is-afgaradkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland sanadkan,...

Alshabaab dil ku xukunaa oo ka baxsadeen Xabsiga

0
GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in koox Alshabab ka tirsanaa oo dilal iyo xabsi daa'in ku xukunaa ay ka baxsadeen xabsiga Magaalada Gaalkacyo dhanka Maamulka Puntland. Kooxdaan Alshabaab-ka ah oo qaarkood...

Ciidamada Yuhuuda oo dilay haweeney Turkiga ka soo jeeda

0
Aysenur Ezgi Eygi, ayaa toogasho lagu dilay iyada oo ka mudaaharaadaysay deegaamaynta Israa’iil. Haweeneydaan ayaa lagu aasay xaafada qoyskeeda oo ku yaal magaalada Didim ee galbeedka Turkiga. Kumanaan kun oo qof oo baroordiiq...

Taliye Sulub oo tababar usoo xirey Ciidamo Cusub+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub axmed Firin ayaa Tababar u soo Xiray 70 Askar Cusub Kana mid Noqon Doono Qeybta Hab Maamuuska Gaar ahaan Baanda Musikada Boliiska Soomaaliyeed, Munaasabadana Tababarka loogu...

Drons-ka Yuhuuda oo mar kale weerar ka geysatay Lubnaan

0
Diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay ayaa bar-tilmaameedsatay baabuur marayay tuulada Hanaway ee koonfurta Lubnaan. Faahfaahin badan wali lagama helin weerarkaasi iyo khasaaraha ka dhashay marka la eego gaariga oo loo...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Israa'iil ayaa duqeysay xero ku taal koonfurta Qaza oo u dhow Khan Younis, halkaas oo ay ku dishay ugu yaraan 40 qof, 60 kalena way ku dhaawacmeen, iyadoo ay sii...

Gud,Aadan Madoobe oo maanta booqday safaarada Somalia ee Nairobi+SAWIRRO

0
Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur "Aadan Madoobe" ayaa booqasho ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, waxaana kusoo dhaweeyay danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Amb...

C/raxmaan C/shukuur oo soo jeediyay qodobo ay tahay inay Dowladu ku adkeysato haddii...

0
Siyaasiga caanka ah ee Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu si weyn digniin ugu direy Dowlada Somalia marka la eego shirka Turkey ka furmaya ee lagu wada...

Wararkii ugu dambeyay ee xaalada Gaza

0
Falastiiniyiinta ayaa ka cararaya xeryaha qaxootiga ee Bureij iyo Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza kadib markii ciidamada Israa’iil ay soo saareen amaro cusub oo daadgurayn ah. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...

C/raxman C/shukuur oo sharaxay lacagta dheeraad-ka ah ee Dekada looga qaato Ganacsatada

0
Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur dhowr marna isku soo sharaxay xilka Madaxweynaha hadana ka mid ah mucaaradka Dowlada ayaa qoraal dheer uu soo dhigay baraha bulshada wuxuu ku sharaxay lacagaha dheeraadka ah...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best pressure washers in 2024: Tried and tested

0
Keeping your car, patio, or garden spotless requires the proper equipment, and a exceptional pressure washer can make all of the difference. With numerous...