Advertisement

Xujeyda Soomaaliyeed oo maanta booqdeen Masjidka Nabiga NNKH +SAWIRRO

0
Xujeyda Soomaaliyeed ee maalmo ka hor gaareen Kacbada si ay usoo gutaan acmaasha Xajka ayaa galabta waxay gaareen Magaalada Madiina Al munawara xili ay booqdeen qaar ka mid ah goobaha barakeysan. Masuuliyiin...

Dowlada Turkey oo durba shaki ka muujisay in dhimashada Madaxweynaha Iiran uu ahaa shirqool

0
Wasiirka gaadiidka Turkiga Abdulkadir Uraloglu ayaa war uu shaaciyay wuxuu ku muujiyay shaki ah in shilkii diyaaradeed uu ku dhintay Madaxweynihii Iiran uu ahaa shir laga danbeeyay. Shakiga Dowlada Turkiga ayaa yimid...

Dagaal Alshabaab lagu laayay oo ka dhacay duleedka Deg.Ceel-dheer

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-War dhanka Dowlada ka soo baxay ayaa looga hadlay dagaal maanta ka dhacay duleedka Degmada Ceeldheer ee Gobolka Gal-gaduud oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Gal-mudug. Halka Dagaalku ka dhay oo ah...

Atmis oo Booliiska Hirshabelle bartay habka danbiyada loo baaro+SAWIRRO

0
Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayuu usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo aruurinta cadeymaha. Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeen ciidamada...

Xamze oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Kenya

0
Muqdisho, 29, May 2024:--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Kubai Iringo kaasi oo ay ka wada...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay diyaarisay ciimadii badeli lahaa kuwa ATMIS

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xukuumada Faderaalka Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday inay diyaarisay ciidamo Soomaali ah oo badeli doona kuwa Midowga Afrika ee magaca ATMIS ku jooga Soomaaliya. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ah Wasiirka ...

Xubnihii Daacish u qaabilsanaa Hanjabaada Ganacsatada Boosaaso oo la soo qabtay

0
BOOSAASO (DAYNIINLE)-Howlgal Ciidamada Maamulka Puntland ee PSF ay ka sameeyeen Magaalada ceebeedka Boosaaso ayay ku soo qabqabteen koox dhalin yaro ah oo ku eedeysan inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish. Kooxdaan dhalinyarada...

Maxay tahay sababta diyaaradda Kenya Airways ay dhawr jeer uga degi weyday garoonka Muqdisho?

0
              =XIGASHO BBCSOMALI= Maalimihii u danbeeyey waxaa warbaahintu guduhu tabinaysay in duullimaadyo ka mid ah kuwa shirkadda Kenya Airways ay dib uga laabteen safarkoodii ay ku...

Maamulka K/galbeed oo sheegay inay howlgal ku dileen koox Alshabaab ka tirsanaa

0
Ciidamada Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa la soo sheegayaa inay Gobolka Bay ka fuliyeen howlgal ay ku bartilmaameedsadeen saraakiil ka tirsan kooxda Alshabaab. Howlgalka oo ka dhacay deegaanka Ufurow ayay Ciidamada Darawiishtu...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Qaza

0
Hoggaamiyaha Xamaas Ismaaciil Haniyeh ayaa sheegay in Israa’iil ay isku dayayso in ay hor istaagto dadaallada xabbad joojinta xilli xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken uu safar ku tagayo bariga...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best steam irons we’ve tried and tested in 2024

0
Finding the satisfactory steam iron in 2024 can be a frightening assignment given the myriad of options to be had within the market. Whether...