Advertisement

Gacan ku dhiigle Dowlada Somalia ku wareejisay Puntland

0
Gacan ku dhiigle hore dil uga gaystay deegaanada Maamulka Puntland ayaa waxaa Nairobi ka soo qabtay Ciidamada Interpol kadib markii Dowlada Somalia ay dalbatay kadibna waxaa lagu wareejiyay Dowlada Somalia kuwaasoo...

Madaxda sare ee Qaranka oo kulan gaara yeesheen

0
Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoygooda ku booqday Guddoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka dalka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda mudane Xamse...

Ciidamadii xabadaha riday 26-ka June oo la soo xirey

0
Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir oo kaashanaya Hey’adaha ammaanka Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kala tirsan Ciidamada Qalabka Sida. Askarta lagu soo qabtay howlgalkaas ayaa...

Boqortooyada Sacuudiga oo Somalia ka bixisay Malaayiin Doolar oo deyn ku ahaa+SAWIRRO

0
Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis Taariikhi ah kala saxiixday. Vienna, Juun 26, 2024: –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan...

Madaxweynaha Kenya oo shacabkiisa u tanaasulay kana laabtay mooshinkii canshuur kordhinta

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa go'aan degdeg ah ka qaatay mooshin canshuur kordhin ah oo uu rabay inay Baarlamaanku ansixiyaan balse shacabkii ka hor imaadeen ilaa  dibad bixii shalay uu...

Kheyre , Farmaajo iyo Shariif oo ka hadleen 26-ka June

0
RA'IISULWASAARIHII HORE HASAN ALI KHEYRE Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 26ka Juun oo ku beegan sanadguurada 64aad ee ka soo wareegatay maalinkii ay Gobollada Waqooyi xurnimada ka qaateen...

Uhuru Kenyata oo ka hadlay shacabkii shalay lagu laayay Nairoobi

0
Uhuru Kenyatta Madaxweynihii hore ee Dalka Kenya  ayaa ka hadlay dibad baxyada canshuur kordhinta ay uga soo horjeedaa shacabka Kenya kaasoo maalmihii ugu danbeeyay ka socday qeybo ka mida dalkaasi haba...

Ubax dhigii Maanta iyo Madaxweyne Xasan+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saaka  ubax dhigay Taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho,  halkasoo sidoo kalana salaan sharaf uu kaga qaatay Ciidamo Booliis ah. Ubax dhigaan ayaa lagu maamuusaa halgankii...

Ra’iisul-wasaaraha muxuu kala hadlay Safiirka Mareykanka+SAWIRRO

0
Muqdisho, Juun 26, 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay danjiraha cusub ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Richard H. Riley, iyaga...

SAWIRRO: Siduu u dhacay howlgal saaka Alshabaab looga saaray deegaan ku dhaw Degmada Ceel-dheer

0
Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay howlgal Saaka Alshabaab looga saaray tuulo ku dhaw Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgduud. Warkaan oo lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia ayaa sidaan u qornaa:-| Howlgal afjar...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best washing machines

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Washing Machine for Your Home Choosing the right washing gadget for your home can be a frightening project...