Howlgalka ATMIS oo Saldhig Booliis ka dhisaya Degmada Darussalam-Muqdisho+SAWIRRO
Ciidanka Booliska ATMIS ayaa maanta bilaabay dhismaha Saldhigga Darussalam ee Gobolka Banaadir, kaasoo loogu talagalay in lagu tayeeyo booliseynta bulshada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Mashruucan waa qayb ka mid ah iskaashiga Booliska...
Madaxweynihii hore Shariif iyo Cali Guud-laawe oo ka qeybgalay kulan lagu soo af-jaray colaad...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay ka qeybgalay shirweyne nabadeyn ah oo lagu soo gunaanadayay colaadii ka jirtay...
Madaxweyne Xasan oo gaaray Dalka Shiinaha+SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, halkaasi oo uu kaga qeyb galayo Shir madaxeedka Afrika iyo Shiinaha.
Shirkan...
dhoola-tus Milateri oo bishaan ay sameynayaan Somalia iyo Masar
Warar laga helay dhanka Dowlada Masar ayaa lagu shaaciyay inay Dhoola-tus Milatari isla sameynayaan iyaga iyo Somalia.
Inkastoo aysan Masaaridu waqti cayiman sheegin balse waxay ku gaabsadeen inay bishaan sameyn doonaan dhoola-tuska,islamarkaana...
Ra’iisulwasaare xigeenka oo Muqdisho ka daah-furey
Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya.
Shirka oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA), ayaa...
Wasiirada Gaashaadhiga Somalia iyo Turkey maxay ka wada-hadleen+SAWIRRO
Wararka laga helaayo Dalka Turkey ayaa sheegaya in Kulan xasaasi ah uu dhexmaray Wasiirada Gaashaandhiga Somalia C/qaadir Maxamed Nuur iyo Turkey Yaşar Güler.
Kulankaan oo sidoo kale uu goob joog ka ahaa...
Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa weerarka laga digayo ee Al-Shabaab ee gudaha Uganda
            =XIGASHO BBC SOMALI=
Afhayeenka booliiska dalka Uganda Kituuma Rusoke ayaa xaqiijiyay in digniino la xiri amniga ay ka heleen Qaramada Midoobay...
Xildhibaan Maxamed Abiib oo Hargeysa lagu xirey
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maanta lagu xirey Xildhibaan Maxamed Abiib kadib markii uu ka soo laabtay Dalka Imaaraadka oo ku maqnaa maalmihii ugu dambee
Xildhibaanka ayaa Imaaraatka ku...
Wasiir ka tirsan Puntland oo Boosaaso ka furey shir ku saabsan daarasada iyo xog...
Wasiirka Wasaarada Tamarta, Macdanta iyo Biyaha dawlada Puntland Mudane Liban Muse Boqor ayaa daah furay shirka daarasada iyo xog ururinta nidaamka korontada magaalada Bosaso, daarasadaas oo ay qabanayso shirkada KATCHON &...
Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada Gaza
QAZA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan marinka Qaza, iyagoo dilay tobanaan Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 11 qof oo gabaad ka dhiganayay iskuul ku yaalla magaalada...