Advertisement

Wasiirada Somalia oo xalay ansixiyay 11 safiiro cusub+SAWIRRO

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido...

Ardey badan oo ku geeriyootay iskuul ku soo dumay Dalka Nigeria

0
JOS NORTH (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Dalka Nigeria ayaa sheegaya in Kulliyada Saints Academy oo ku taal degmada Jos North ee gobolka Plateau uu dumay subaxnimadii Jimcaha, xilli ardaydu ay ku jireen...

Xamze Cabdi-Barre oo si cajiiba u abaal mariyay dhalinyaradii gurmadka fidisay xiligii adkaa ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii ku dhaawacmay qaraxii  xeebta Liido. Ra'iisulwasaaraha ayaa si cajiib ah oo aan...

Ra’iisulwasaare Xamze oo shir kaga qeybgalaya Dalka Qatar+SAWIRRO

0
Muqdisho, 21 Luulyo 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa...

Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Dalka Shiinaha +SAWIRRO

0
Beijing, Sebteembar 6, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada Beijing. Labada Madaxweyne ayaa waxay isku...

Kulan maanta dhex-maray Wasaarada Maaliyada iyo Agaasimeyaasha Isbitaalada Xamar+SAWIRRO

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS ahna kusimaha Wasiirka, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange iyo Agaasimaha Guud ee dakhliga mudane Faysal Maxamed Xaashi ayaa maanta shir muhiim ah Xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxa...

Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray Dagaal Beeleedkii ka dhacay Deg.Luuq

0
LUUQ (DAYNIILE.COM)-Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Jubbaland iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa shirar nabadeyn ah ka wada Magaalada Luuq  ee Gobolka Geddo oo dhawaan ay laba beelood isku...

Xamze Cabdi-Bare muxuu kala hadlay Dowlada Sudan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha safaaradda Suudaan ee Soomaaliya, Ammar Ali. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya...

Musiibo Qaran oo dil toogsho ah lagu xukumay

0
Dable Asluub Maxamed Axmed Cabdi “Musiibo Qaran” , Dable Xoogga Jaamac Cabdiqani Jaamac( oo maqane ah) iyo Axmed Daahir Cabdi “Shiiqaal” (oo maqane ah), ayaa lagu soo eedeeyey Jidgooyo iyo dhac...

Alshabaab oo maanta hub looga furtay nawaaxiga Ruun-nirgood

0
Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya iyo Ciidamadda Degaanka ayaa la soo sheegayaa inay maanta howlgal ka dhan ah Alshabaab a fuliyeen dhulka howdka ah ee u dhexeeya degmada Ruun-nirgood iyo degaanka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best steam cleaners and steam mops 2024: Drive grime …

0
In the search for a cleaner and more healthy home environment, steam cleaners and steam mops have emerged as vital gadget. These devices harness...