Advertisement

Kenya oo ka hadashay Dagaal maanta ay ciidamadoodu la galeen Alshabaab

0
WAJEER (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsan Ciidamada Kenya ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay ismaamulka Wajeer kaasoo u dhexeeyay Alshabaab iyo Milatariga Kenya. Dagaalka ayaa yimid kadib markii alshabaab ay wadada u galeen...

Ra’iisulwasaare Xamze oo Baqdaad kula kulmay masuul Ciraaqi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Dacwa ee dalka Ciraaq, Mudane Nuuri Al-Maaliki. Xamsa iyo Nuuri oo horey Ciraaq uga soo...

DAAWO: Talaabo la yaab leh uu qaaday Nin Alshabaab Miino u soo dhiibeen si...

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Nin dhalinyaro ah oo magaciisa ku sheegay Axmed Cabdi Digaale ayaa Alshabaab shaIay waxay usoo dhiibeen Miino si loogu dilo Taliyaha Ciidamada Daraawishta degmada Afmadow ee Maamulka Jubaland. Ninkaan ayaa kadib...

Ciidamo ATMIS iyo Somali isugu jira oo Muqdisho loogu soo xirey tababar muhiim ah+SAWIRRO

0
Konton hawlwadeenno caafimaad oo ka socday #ATMIS iyo Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa shalay Muqdisho ku dhammaystay aqoon-kororsi afar maalmood socday oo ay ku barteen awoodaha caafimaadka iyo hababka horumarinta ee lagu...

Israa’iil oo xasuuqday 81 shacab falastiiniyiin ah

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 81 qof ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ay ku qaadday Qaza 24-kii saac ee ugu dambeeyay, sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee ay soo saareen saraakiisha caafimaadka...

Maxay tahay eeda culus ee C/raxmaan C/shukuur dusha ka saaray Madaxweyne Xasan

0
Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu eed culus dusha ka saaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Sidoo kale wuxuu si toos ah ula saftay siyaasad ahaan Madaxweynaha...

Aadan Barre oo mar kale laga qaaday Xilka Wasiirka Difaaca

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Kenya William Ruto ayaa isbedelo kale ku sameeyay xubnaha Wasiirada Difaaca iyo Deegaanka. Wasiirka Gaashaandhiga waxaa laga qaaday mar kale Aadan Barre Ducaalle,wuxuuna u badalay Wasiirka Deegaanka. Xilka Wasaarada Gaashaandhiga...

Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Hiiraan+SAWIRRO

0
Moqokori, 26-July-2024: Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta soo gaaray degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan waxaana ku wehlinayay Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle, Xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada, Barlamaanka...

Maxaa ka jira in Ganacsatada reer Muqdisho u weecdeen Dekada Boosaaso

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Ganacsatada Soomaaliyeed ka kala cararayaan inay badeecadahooda kala soo degsadaan Dekada Muqdisho xili qaarkood durba bilaabeen inay u weecdaan Dekada Boosaaso ee dhanka Maamulka...

Muxuu yahay codsigii Ugaaska Xawaadle ee hada la fuliyay

0
BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Ganacsatada Hiiraan gaar ahaan Magaalada Baladweyne ayaa fuliyay codsi hore uu ugu jeediyay Ugaaska Beesha Xawaale Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan kaasoo ahaa in Magaalada loo iibiyo gaari Dab-damis ah Ganacsatada Magaalada...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...