Advertisement

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay geerida Prof.Jawaari

0
Mogadishu, June 28, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo ku...

Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Prof. Jawqaari oo goor dhaw Muqdisho ku geeriyooday

0
Allaha u naxariisto guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhow ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Geerida masuulkaaso waxaa  warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee...

Alshabaab iyo ATMIS oo ku dagaalamay Gobolka Sh.hoose

0
Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Ciidamada ATMIS oo garab ka helaya kuwa Dowlada Somalia ayaa xalay ku dagaalamay deegaanka Daano oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalka ayaa xalay waqti...

Maxay Tahay Talaabada uu qaaday Muuse Biixi ee ay Qareenadu aad u soo dhaweeyeen

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa dhawaa soo saaray wareegto uu ku amarayo in hada kadib falalka kufsiga dadka ku dhaqaaqa la hor geeyo garsoorka iyo maxkamadaha awooda u leh...

Khasaaraha ka dhashay dagaalkii Galbeedka Mudug iyo xaalada Saaka

0
GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Galbeedka Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi xaaladeedu maanta yara degan tahay oo dagaalkii weynaa ee shalay uu hakaday. Wararka ayaa intaasi ku daraya in shalay labada Maleeshiyo...

141 ruux oo hal maalin ugu geeriyooday kuleyl dartiis Dalka Pakistan

0
KARACHI (DAYNIILE.COM)-Dalka Pakistan waxaa laga soo sheegayaa kuleyl aad u daran oo sababay dhimasho aad u badan oo maalin kasta laga diiwaan geliyo dalkaasi. Wararka hada ay warbaahinada hada ay soo qaateen...

Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalada Galbeedka Gobolka Mudug

0
War ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed waxay u direen beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Gobolka Mudug gaar ahaan deegaanada u dhexeeya Gal-dogob iyo Saaxa-qurun. Qoraalka ka...

Dowlada Itoobiya oo sheegtay inay Beesha Caalamka kaga amar qaadanayaan joogista ciidanmadooda Somalia

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Dawaldda Itoobiya ayaa ka jawaabtay eedayn ay dhawaan Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah ay ‘si sharci darro ah ugu tallaabeen dhinaca Soomaaliya.’ Waxay...

Madaxweyne Xasan oo maanta kulan la qaatay masuuliyiinta Dowlada ku matala reer Waqooyiga+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka. Madaxweynaha iyo masuuliyiinta reer Waqooyiga waxay isla soo qaadeen dadaalka ay dowladdu ku...

Muxuu yahay shirka Wasiir Fiqi uu maanta ku qabtay Xaruntiisa+SAWIRRO

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi ah oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay ka qeybgaleen Guddomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Maxamuud...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...