Advertisement

Kulamo looga hadlaayay xiriirka Somalia iyo Shiinaha oo ku soo dhamaaday Beijing

0
Mas’uuliyiin iyo xubno sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maalmahaan wadanka Shiinaha u joogay shirar iyo aqoon isweydaarsi la xiriira isbedelka iyo sida dowladahu u sameyn karaan horumar ayaa lagu...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Falastiin iyo Lubnaan

0
Gargaar la'aan, nafaqo daro dheeri ah oo soo wajahday reer Gaza ayaa hadana la soo sheegayaa in 3,500 oo carruur ah halis ugu jiraan inay u dhintaan nafaqo-xumo. Xafiiska Warbaahinta Dawladda Gaza...

Madaxweynaha Puntland oo Garowe kula kulmay Safiirka Sweden+SAWIRRO

0
Garoowe : 13, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden ee...

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Tobaneeyo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay mowjado weeraro ah oo Israa’iil ay ku qaaday xerada qaxootiga ee Nuseirat iyo goobo kale oo Gaza ku yaalla oo dhan fiidnimadii xalay iyo...

Madaxweynaha Ruushka oo ka digay Dagaal Caalami ah

0
MOSCOW (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Ruushka  Vladimir Putin ayaa maanta ka digay in dunidu wajaddo dagaaal caalami ah xili uu heegan geliyay ciidamadiisa Nukliyeerka "Sida hada ii muuqata  Ruushka uma dulqaadan doono halis kasta oo...

Muxuu yahay howlgalka la mahdiyay ee Kumaandooska Gor-Gor ay ka fuliyeen Toora-Tooroow

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Somalia ee Gor-Gor ay fuliyeen Howlgal la mahdiyay. Ciidamada ayaa howlgalkaan oo ka dhan ahaa Alshabaab waxay ka fuliyeen Deegaanka...

Dowlada Somalia oo ka hadashay qaraxii xalay iyo khasaaraha ka dhashay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay qaraxioi xalay ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay waxaana aay ku sharaxeen qoraal ay ku shaaciyeen warbaahinta Qaranka. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle C/fitaax Aadan...

115,000 oo Falastiiniyiin ah oo u barakacay Masar

0
QAHIRA (DAYNIILE.COM)-  115,000 oo Falastiiniyiin ah oo ka yimid Gaza ayaa u qaxay Masar intii lagu jiray dagaalkii ama weerarkii Yuhuudu ku qaaday Magaalada Rafax oo ku dhaw xadka Dalka Masar...

Dagaal ka dhacay duleedka Xudur oo Alshabaab badan lagu dilay ,hubna looga furta

0
Hawlgal qorsheysan oo guutada 9aad ee qaybta 60aad ee CXDS maanta ay ka fuliyeen gobolka Bokool ayaa lagu diley 9 kamid ah maleeshiyada khawaarijta. Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka ayaa sidoo...

Joe Biden oo saxiixay talaabo ka dhan ah Tahriibayaasha

0
WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Dowlada Mareynka ayaa soo saartay sharciyo cusub oo ay isaga xakameynayaan tahriibayaasha dalkooda kaga soo gala dhanka xuduuda sida Mexico oo kale. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saacadihii uu danbeeyay saxiixay...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best coffee machines 2024: Our expert’s favourites tried …

0
In latest coffee-loving world, choosing the precise espresso device can transform your day by day habitual into a delightful experience. Whether you crave a...