Advertisement

Tageero ka timid qurba-joogta oo la gaarsiiyay ciidamada ku sugan furumaha Jubaland+SAWIRRO

0
Gabar Xildhibaanad ka ah Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubland ayaa agab kala duwan oo taageero ah waxay soo gaarsiisay ciidamada Maamulka Jubaland ee ku sugan furimaha dagaalka ee dhulka Jubaland. Xildhibaanad Shukri Xareed...

Dagaal beeleed dhimasho sababay oo ka dhacay ismaamulka Tana River.

0
BANGAL (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolada waqooyi Ber-Kenya ayaa sheegaya in Beelo Soomaaliyeed ku dagaalameen ismaamulka Tana River. Wararka ayaa tilmaamaya in afar ruux oo shacab ah lagu dilay degmada Bangal ee ismaamulka...

Xamaas oo ku eedeysay Netanyahu inuu diidan yahay xabad-joojinta

0
Sarkaal ka tirsan Xamaas Khaliil al-Hayya ayaa u sheegay Al Jazeera in kooxdu ay diyaar u tahay inay heshiis xabad joojin ah u saxeexdo Gaza, balse Netanyahu uu ka hortagay inay...

Madaxweyne Xasan oo shirka Shiinaha ka sheegay in damaca Itoobiya uu dhibaato ku yahay...

0
BEIJING (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw khudbad ka jeediyay shirka ka socda Magaalada  Beijing kaasoo u dhexeeya Afrika iyo Dowlada Shiinaha, wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan. Madaxweynaha wuxuu...

Cali Yarre Cali “Sanbaloolshe wuxuu asbuucaan shaqo xooggan ka qabtay isku-milankii Khawaarijta iyo NISA.

0
Siyaasiga Cali Yarre Cali islamarkaana Dowladii Farmaajo ka soo noqday Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facbook wuxuu kaga hadlay talaabo uu qaaday...

Masuul ka tirsan Maamulka Puntland oo ka hadlay hanjabaada ciidamada BSF ee ku wajahan...

0
BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Agaasimaha guud ee Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Maamulka Puntland Maax Axmed  Yuusuf ayaa beeniyay warar shalay soo baxay oo sheegaya in ;la hakiyay shaqadii garoonka diyaaradaha Boosaso markii hanjabaad...

Booliiska Puntland oo qabtay kooxo ku dhaqaaqay nabaad-guurka deegaanka

0
14-September-2024 Ciidanka Booliiska Puntland gaar ahaan qaybta gobolka Nugaal ayaa deegaanka Rabaable oo ka tirsan degmada Garowe ku qabtay Gaari nooca dhaynaha Sooomaalidu u taqaan kaas lagu soo raray Geed Quwaax iyo...

Booliiska Somalia oo gacanta ku dhigay gacan-ku dhiigle dil gaystay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle saacadohii ugu danbeeyay dil ka geystay Magaalada Muqdisho. Ciidanadaan oo ah kuwa saldhiga Booliiska Degmada Dharkeenley ayaa dabagal ay sameeyeen...

Wasiir Fiqi muxuu kala hadlay Safiirka Dalka Imaaraadka+SAWIRRO

0
Muqdisho, May 12, 2024 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda...

Madaxweynaha oo maalinta dhalinyarada ubax dhigay Taalada SYL+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May awgeed waxa uu Ubax dhigay Taallada SYL oo lagu xasuusto dhalinyaradii gobanimo u dirirka ahayd...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best broadband providers in 2024, based on our …

0
In modern-day-day digitally linked global, selecting the excellent broadband company can extensively effect your on-line revel in. Whether you're streaming films, working from domestic,...