Advertisement

Mareykanka oo ka hadlay sida ay noqon karto awooda Dowlada kadib bixitaanka ATMIS

0
War ka soo baxay  Taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayay ku shaaciyeen in sanadkan dhamaadkiisa marka ay baxaan Ciidamada ATMIS ay shacabka Soomaaliyeed iska difaaci karaan Alshabaab. Taliska Africom waxay tilmaameen dhamaan...

Madaxweynaha Ciraaq oo Safiirka Somalia ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ciraaq Mudane Cabdiladiif Jamaal Rashiid ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Ciraaq Danjire Ridwaan Xirsi Maxamed. Safiir Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa salaan uu ka waday...

SAWIRRO: Madaxda ugu sareysa Dalka oo ka qeybgashay aaska Qaran ee maanta loo sameeyay...

0
Muqdisho, juun 29, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka...

Magacyada Gudiga loo saaray Aaska qaran ee Maanta loo sameynayo AUN Prof. Jawaari

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Xubnaha...

Ra’iisul-wasaaraha oo goor dhaw daah-furey shir muhiim u ah Caafimaadka Somalia+SAWIRRO

0
Muqdisho, 29, Juun 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray shirka Guddiga Heer Qaran ee Tallaalka, Ciribtirka Cudurka Dabaysha iyo Madasha Badbaadinta Carruurta Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

C/casiis Lafta-gareen oo maanta furey Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furey Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad oo Sanadkii 5-aad Qaadayso Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed. Munaasabada Furitaanka Imtixaanka Shahaadiga Madaxweynaha waxaa ku Wehlinayey...

56 Jir ka mid noqday Ardey dhawaan ka qalin jabisay salka 12-aad ee Dugsiga...

0
BANDIIRAD-LEEY (DAYNIILE.COM)-Xuseen Xoosh Cali oo ah Aabe , ganacsade iyo odey dhaqameed reer Galmudug ah ayaa ka mid noqday Ardeydii dhawaan u soo dhamaaday Dugsiga sare ee Dowlada Somalia ay imtixaanka...

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaalada Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa sheegay in weerarka dhulka ee Israa'iil ku qaaday xaafadda Shujayea ee Gaza uu ku qasbay in ay barakacaan ugu yaraan 60,000 oo...

Maxaad kala socota sabab la yaab leh oo Axmed Madoobe uu maanta xilka uga...

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Jubaland ayaa maanta ku leh Magaalada Kismaayo kulan siyaasadeysan kaasoo la doonayo in xilka looga qaado Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaankaas Aadan Khaliif. Ujeedka Xil ka qaadistiisa...

Xuutiyiinta oo kordhiyay weerarada ay ku hayaan Maraakiibta

0
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa halkooda ka sii wada weerarada ay ku hayaan Maraakiibta marta Badda Cas xili xulufasda Mareykankuna dagaal kula jiraan kooxdaasi. Jimcihii shalay ayay kooxda Xuutiyiintu weerar culus ku qaadeen...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best washing machines

0
The Ultimate Guide to Choosing the Best Washing Machine for Your Home Choosing the right washing gadget for your home can be a frightening project...