MilatarIga Somalia oo fuliyay howlgal Alshabaab ka dhan ah+SAWIRRO
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa howlgal qorshaysan oo looga sifaynayo dhulka howdka ah Khawaarijta ka sameeyay deegaanno ku teedsan deegaanka Ceel Cali...
Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Itoobiya muxuu ka soo doonay Magaalada Jig-Jiga +SAWIRRO
JIG-JIGA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Jig-jiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi ay soo gaareen taliyaha guud ee ciidamada Dalka Itoobiya Berhanu Jula iyo ku xigeenkiisa Gen....
Soomaali mudo asbuuc ah ku xaniban Garoon diyaaradeed ku yaal Dalka Brazil+SAWIRRO
SAO PAULO (DAYNIILE.COM)-Magaalada São Paulo ee dalka Brazil waxaa laga soo sheegayaa in dhalinyaro Soomaaliyeed ay ku xaniban yihiin mudo asbuuc ah garoonka diyaaradaha Magaaladaasi.
Dhalinyarada Soomaalida ee la heysto ayaa ku...
Hoobiyayaal Saaka lagu garaacay qeybo ka mida Muqdisho
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hoobiyayaal aan la aqoon meel laga soo riday ayaa saaka aroortii lagu garaacay qeybo ka mida Degmada Wada-jir ee Magaalada Muqdisho.
Guud ahaan hoobiyayaasha oo ahaa afar sida wararku u badan...
Shariif Sh.Axmed oo markiisa ku dhaliilay Dowlada sidey u wajahday iska caainta Itoobiya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ka hadlay xiisada u dhexeysa Somalia iyo Itoobiya taasoo ka dhalatay damaca Itoobiya ee boobka Baddeena.
Xildhibaan...
Xaflad sagootin ah oo Muqdisho loogu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka+SAWIRRO
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xalay Muqdisho kulan sagootin iyo mahad-celin ah ugu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo, oo uu...
Fariinta Xassan Cali Kheyre iyo cadaawada Itoobiya
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay xaalada cakiran iyo xiisada u dhexeysa Somalia iyo Itoobiya.
Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa fariintiisa si weyn ugu soo hadal qaaday habka...
Ra’iisulwasaare Xamze muxuu kala hadlay Safiirka Dalka Qadar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta...
Dowlada oo shaacisay howlgal Alshabaab badan lagu laayay
WAR SAXAAFADEED
Hawlgallo lagu laayay Maleeshiyaad Khawaarij ah oo ka dhacay Gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.
Muqdisho, 4 September 2024: ku dhawaad 19 ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen...
Cabdisamad: “Dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta ee Soomaalida bas lagu xayiray”
      =XIGASHO BBC SOMALI=
Kadib markii dhawaan rakaab Soomaali ah oo taransit ku ahaa garoonka diyaaradaha Jomo Kenyata Airport ee magaalada Nairobi ay ku xayirmeen garoonka...