Advertisement

Dad badan oo ku dhintay dagaal beeleedka saaka ka dhacay Galgaduud

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal beeleed  saaka ka dhacay qeybo ka mida Gobolka Mudug kaasoo u dhexeeyay beelaha kala dega  Cabud-waaq iyo Xeraale. Wararka ugu dambeeya ayaa sheegaya dhimashada...

Maamulka Puntland oo fasaxay shaqaalaha xuska1-da Luulyo darteed

0
War qoraala oo ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa gabi ahaanba lagu fasaxay shaqaalaha Maamulkaasi berito oo ah maalin Qaran kuna beegan 1-da Luulyo oo ah maalintioi Koonfurta Somalia xornimada ka...

Dowlada Mareykanka oo ka hadashay maalinta xornimada Somalia

0
WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-War ka soo baxay Dowlada Mareykanka gaar ahaan wasaarada arimaha dibada ayaa looga hadlay 1-da Luulyo oo ah maalintii ay xoroobeen gobolada Koonfureed ee Somalia iyo midowgii Waqooyiga iyo Koonfurta...

“Ma doonayno in Qasa noqoto Muqdisho oo kale” madaxa siyaasadda ee Midowga Yurub

0
=XIGASHO BBC SOMALI= "Waxa ka dhacaya dhinaca kale ee gidaarkan ma aha qalalaase u abuurmay sida dabiici ah. Waa dhibaato bani-aadmigu sameeyay. Masiibo bani-aadmigu sameeyey”. Waa hadallo uu jeediyey Madaxweyne Kuxigeenka Midowga Yurub...

Banaan-baxayaasha Dalka Bangladesh oo qaaday talaabo kale oo la yaab leh

0
DHAKA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Dalka Bangladesh ayaa sheegaya in banaanbaxayaasha dalkaasi ay maanta qaadeen talaabo kale oo lala yaabay taasoo ay ku kala direen Baarlamaanka dalkaasi . Baarlamaanka Bangladesh ayaa la kala...

Alshabaab oo laga saaray dhul howd ah oo Gal-gaduud ka tirsan+SAWIRRO

0
Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxay howlgal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyeen dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud. Howlgalkaan waxaa fuliyay Guutada...

Hay’ada Taya-dhowrka oo mar kale bur dhacay ku qabatay Dekada Muqdisho+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hay'adda Tayo-dhowrka ee Dowlada Soomaaliya ayaa  mar kale waxay maanta gacanta ku dhigtay bur qoyan oo ah waqtigiisu dhacsan yahay. Burka maanta la qabtay oo kunteenaro ku jiray ayaa qorshuhu ahaa...

Maxay yihiin afkaarta shirqoolka ah ee la xiriira calanka Soomaaliya iyo ninka lagu wado...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Fekrad shirqool ah oo isla xiriirineysa ninka laga yaabo inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, iyo calamada Soomaaliya iyo Minnesota ayaa aad la iskula wadaagay baraha bulshada Mareykanka. Waxay fekraddan...

Salaam Bank oo xaqiijiyay in macaamiishiisa uusan quseyn lacagta canshuurta

0
WAR-SAXAAFADEED Salaam Somali Bank (SSB) waxa uu u caddaynayaa dhamaan Bulshada iyo Macaamiishiisaba in Canshuurta iibka ee 5% ah aysan wax saamayn ah ku lahayn Xisaabaha ka furan Bangiga iyo dhaqdhaqaaqyada Maalin...

Dagaal Beeleed Saaka aroortii ka qarxay G/Galgaduud

0
Wararka laga helaayo Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi saaka uu ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed. Dagaalkaan oo u dhexeeya labada Beelood ee ka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best video doorbells from our tests in 2024

0
Video doorbells have revolutionized domestic protection by means of providing convenience and peace of mind. With a video doorbell, you could see and speak...