Advertisement

Wararkii nugu dambeeyay ee xaalada Qaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Hossam Abu Safiya, oo ah madaxa cisbitaalka Kamaal Adwan, ayaa sheegay in nidaamka caafimaadka ee Gaza uu ku sugan yahay xaalad aad u liidata, ayna ka jirto gabaabsi caafimaad oo...

Itoobiyaankii ku sugnaa Garowe oo lagu amray inay ka baxaan Magaalada

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Maamul Goboleedka Puntand ayaa ku amray Itoobiyaanka sharci darada ku jooga Magaalada Garoowe inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan Magaaaladaasi. Amarkaan wuxuu ka soo baxay Duqa caasimadda Garoowe  Geeddi Axmed...

Madaxweynaha oo Dalka dib ugu soo laabtay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw oo  maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa safaro shaqo wuxuu ku gaaray Dalal dhowr ah sida ...

Dagaal duleedka Xudur ku dhex-maray Dowlada iyo Alshabaab

0
XUDUR (DAYNILLE)-Gobolka Bakool wararka laga helaayo ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay deegaano hoos taga Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolkaasi. Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Xooga Somalia iyo Kooxda Alshabaab kaasoo...

Weerar khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay Alshabaab oo saaka ka dhacay tuulo ku dhaw...

0
CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka naga soo garaayo Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Gal-gaduud  ayaa shegaayo in ciidamadamacawisleydu ay saakay waaberigii weerar ku qadeen degaan hoostaga degmadaasi oo alshabaab fadhiisin u aheyd. Weerarkaan oo ahaa mid...

la-taliyaha Madaxweynaha ” Ma jirto cid waa-hadal la galeysa Alshabaab”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xuseen Macallin La-taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn u beeniyay warar aad u faafay oo sheegaya in Dowladu wada-hadalo la galeyso Dagaal yahanada Soomaaliyeed ee Alshabaab islamarkaana...

Xasan Cali Kheyre oo 1-da Luulyo ugu hambalyeeyay Soomaalida

0
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabada 1-da Luulyo oo ah markii Koonfurta Soomaaliya ay xornimada ka qaadatay Talyaaniga iyo waliba midowgii Waqooyiga iyo Koonfurta. Qoraal...

Imaaraadka oo Mareykanka kula taliyay inay Saldhig Milateri ka sameystaan xeebaha Waqooyiga Somalia

0
Sida lagu faafiyay warbaahinta Maamulka Somaliland Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa kula talisay Dowlada Mareykanka inay saldhig Milatari ka sameystaan xeebaha Somalia gaar ahaan dhanka waqooyi ee maamulka Somaliland. Talada Imaaraadaka Carabta ayaa...

Booliiska oo soo bandhigay wiil baraha bulshada caan ka ah

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay wiil baraha bulshada caanka ah islamarkaana ahaa maalmihihii ugu danbeeyay kii ugu hadal heynta badnaa. Wiilkaan oo lagu magacaabo Ashraf Cali Nuur Sahal oo 24...

Ra’iisulwasaare Xamze oo booqday Masaajid taariikh fog leh+SAWIRRO

0
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad. Ra'iisul Wasaaraha ayaa la kulmay maamulka iyo culimmada masaajidka gacanta...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best coffee machines 2024: Our expert’s favourites tried …

0
In latest coffee-loving world, choosing the precise espresso device can transform your day by day habitual into a delightful experience. Whether you crave a...