Advertisement

Xeebta Liido oo maanta soo tuftay meydka wiil ay shalay qaaday.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xeebta Liido ayaa maanta soo tuftay meydka wiil yar oo 7 jir ah kaasoo ay  shalay qaaday.xili uu ku dabaalanayay. Allaha u naxariistee Wiilkaan yar oo magaciisa lagu sheegay Maajid Maxamed...

Cali Guud-laawe oo Muqdisho kula kulmay Wasiiro ka tirsan xukuumada +SAWIRRO

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), iyo Guddiga Gurmadka qaran oo ay ugu horeyaan Wasiirada Wasaaraddaha, Cafimaadka, Waxbarashada iyo Guddoomiyaha Hey'adda SoDMA ayaa Xarunta NEOC ku qabtay kulan...

Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Dalka Shiinaha +SAWIRRO

0
Beijing, Sebteembar 6, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada Beijing. Labada Madaxweyne ayaa waxay isku...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Soomaaliya

0
Muqdisho, Jimco, 6-da September 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgelayaa Shir Madaxeedka Shiinaha iyo Afrika oo ka dhacaya magaalada Beijing ee Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Dowlada Somalia oo qaadatay taladii siyaasiyiinta Mucaaradka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa si rasmi ah u qaadatay taladii siyaasiyiinta Mucaaradka ee badankoodna ku jira xildhibaanada Soomaaliya sida Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur warsame,Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariiif Sheekh Axmed iyo...

Ku simaha Madaxweynaha oo xaliyay khilaafkii u dhexeeyay Xildhibaanada Soomaaliyeed

0
Muqdisho September, 05, 2024: Kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystay inuu xaliyo kala aragti duwanaansho soo kala dhex...

Xildibaanada Hawiye oo ka raali geliyay Xildhibaanada Digil iyo Mirifle qadafkii loo geystay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Inta badan Xildhibaanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Beesha Hawiye ayaa maanta kulan ay la qaateen Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe waxay isla soo qaadeen khilaaf maalmihii ugu dambeeyay ka dhex jirey...

Madaxweyne Xasan oo shirka Shiinaha ka sheegay in damaca Itoobiya uu dhibaato ku yahay...

0
BEIJING (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw khudbad ka jeediyay shirka ka socda Magaalada  Beijing kaasoo u dhexeeya Afrika iyo Dowlada Shiinaha, wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan. Madaxweynaha wuxuu...

Kulanka Hay’adaha Amniga Puntland iyo waxa looga hadlay+SAWIRRO

0
05-September-2024 Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gobolka Bari G/Sare Barkhad Cabdulaahi Yuusuf iyo Taliye ku xigeenka Qaybta gobolka Bari G/dhexe Khaalid Ukun,...

Shirkii Wasiirada maxaa looga hadalay maanta?

0
Muqdisho, Khamiis, 05 Sebtember 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah. Shirka...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best power banks in 2024 as tested by our experts

0
In our fast-paced global, staying linked is important, and running out of battery may be a considerable inconvenience. That's where a reliable power bank...