Advertisement

Xasn Cali Kheyre oo sheegay in dowladu ku tacadisay Bajaajleyda 

0
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay talaabadii Ciidamada Dowladu kula kaceen dhalinyarada bajaajleyda ahaa ee ka cabanayay canshuur kordhinta ,wuxuuna sheegay in Ciidamada Dowladu ku...

Madaxweyne Xasan oo jeediyay khudbad dhinacya badan uu kaga hadlay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Khudbadda Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa jeediyay khudbad uu dhinacyo badan kaga hadlay sida arinta Itoobiya ,canshuuraha ganacsatadu diidan tahay.bajaajleyda cabashada qabta iyo arimo kale. Mar uu ka hadlay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorrada ee degmada Boondheere

0
Muqdisho, Arbaco, 21 Agoosto 2024: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay Laanta bixinta adeegga Baasaboorrada oo laga hirgeliyey degmada Boondheere, taas oo...

Col. Maxamed Dhagawayne muxuu u sheegay ciidamada Abuu dujaana+SAWIRRO

0
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Col. Maxamed Dhagawayne ayaa kormeer shaqo ugu tegay guutada 27-aad ee Abuu dujaana ee CXD. Taliyaha ayaa geesiyaashan ka tirsan guutada 27-aad ku amaanay...

Muqdisho oo maanta laga daah-furey shir ku saabsan badqabka, ilaalinta iyo Xuquuqda Caruurta waddamada...

0
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Hindis Sharciyeed ku saabsan badqabka, ilaalinta iyo Xuquuqda Caruurta waddamada ku bahoobay IGAD. Shirkan oo labo...

Dowlada oo meel fagaare ah ku gubtay daraagis badan+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta meel fagaare ah waxay ku gubeen daraagis badan oo ay qamra badan ku jirto kuwaasoo howlgalo lagu soo qabtay. Taliyaha qeybta guud ee Booliiska Gobolka...

Macawisleyda Beesha Xawaadle oo deegaano dhowra ka saartay Alshabaab+SAWIRRO

0
HALGAN (DAYNIILE.COM)- Wararka laga helaayo  Magaalada Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Macawisleyda Beesha Xawaadle ay deegaano hoos taga magaaladaani ka saareen Kooxda Alshabaab. Macawisleyda Xawaadle ayaa la sheegay inay...

Xaflad sagootin ah oo Muqdisho loogu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka+SAWIRRO

0
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xalay Muqdisho kulan sagootin iyo mahad-celin ah ugu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo, oo uu...

Taliyaha Booliiska oo shir caalami ah kaga qeybgalay Dalka Shiinaha+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Salub Axmed Firin iyo wafdi Saraakiil uu hoggaaminaayo ayaa ka qeyb galay shirkii u horeeyay ee Dowladda Shiinaha iyo Ururka Iskaashiga Boliiska Bariga Afrika (EAPCCO). Shirkaan diiradda...

Ra’iisulwasaaraha oo Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga

0
Muqdisho, Arbaco, 11 Sebtembar 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi, waxana ay ka...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best laptop for students UK 2024: Our favourites, all tried …

0
Choosing the right laptop is crucial for students as it directly impacts their academic performance and productivity. Whether you're attending school, college, or university,...