Advertisement

Wajigii koowaad ee wada-xaajoodyada farsamo ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo ka dhacay...

0
Waxaa magaalada Ankara ka dhacay wareegii koowaad ee wada-hadallada dhinaca farsamada ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, kaasoo uu fududeeyay Turkiga, sida ku cad baaqii Ankara ee la ansixiyay December 11,...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku fuliyay Bacadwayne

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, kuwa Daraawiishta Galmudug, iyo ciidamada deegaanka ee Gargaar ayaa saaka howlgal qorsheysan ka fuliyey gudaha Bacadwayne ee koofurta gobolka Mudug. Howlgalkan ayaa qayb ka ah dadaallada...

Puntland oo Joojisay Aqoonsiga Nabaddoonada Cusub iyo Kuwa Beddelka ah sababo la xariira...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta maamulka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday in la joojiyey bixinta aqoonsiyada nabaddoonada cusub iyo kuwa beddelka ah ilaa amar dambe. Go’aankan ayaa si rasmi ah loogu...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay hawlgal ka dhacay Degmada Ceelbuur

0
Wararka ka imaanaya Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegay in fiidnimadii xalay ka dhacay hawlgal ay fuliyeen dadka deegaanka, kaas oo ka dhan ahaa Al-shabaab. Hawlgalkaas ayaa ujeedkiisa ahaa mid si...

Shir Madaxeed degdeg ah oo madaxda Carabtu ka yeelan lahaayeen xaaladda Qasa oo dib...

0
Shir degdeg ah oo ay madaxda dalalka Jaamacadda Carabtu 27-ka bishan ku yeelan lahaayeen magaalada Qaahira, kaas oo diiradda lagu saari lahaa xaaladda marinka Qasa ayaa dib loo dhigay. Dowladda Masar oo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada-hadlay hormarinta iyo dib u dhiska dekedaha dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Amb; Alper Aktaş. Labada masuul ayaa ka wada hadlay qorshayaal lagu taageerayo...

Puntland oo soo saartay amarro ka dhan ah dadka ajaanibta ee Tuugsada

0
Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay amar culus oo lagu xirayo number-da iyo akoonada dadka ajaanibta ah ee ka tuugsada magaalada maamulkaas. War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka,...

DAAWO: Maxkamada Ciidamada oo maanta la soo taagay banbo-tuure Alshabaab ka tirsanaa

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta maxkamada ciidamada ka soo muuqday Alshabaab ku eedeysan inuu dhanka bambo tuurka u qaabilsanaa kooxdaasi. Cilmi Nuur Xasan oo ah eedeysanaha Alshaabaab waxaa loo heystaa inuu bambo ku tuurey...

Mustaf dhuxulow muxuu kala hadlay Safiirka Dowladda Finland+SAWIRRO

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya, Danjire Pirkka Tapiola iyo Ku-xigeenkiisa, Marwo Elli Mikkola. Mudane...

Maxaad kala socotaa in Dowlada Masar Taangiyo u soo wado Magaalada Muqdisho

0
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Dowlada Masar ay mar kale hub waa weyn ka soo dejineyso Magaalada Muqdisho kuwaasoo ay ugu deeqeyso Dowlada  Somalia. Wararka arintaani ku saabsan ayaa sheegaya in...
- Advertisement -

APLICATIONS

Best phone camera 2024: Testing the Android and Apple

0
In nowadays’s digital age, a phone's digicam has emerge as considered one of its maximum important functions. Whether you’re capturing circle of relatives moments,...