Advertisement

Alshabaab qaarna la dilay qaarna nolosha lagu soo qabtay

0
AFGOOYE (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Xooga Dowlada Somalia ayaa maanta howlgal ay ka fuliyeen duleedka Degmada Afgooye waxay ku soo qabqabteen dagaal yahano alshabaa ka tirsan halka kuwa kalana dileen. Saraakiil ka tirsa Ciidamada howlgalka...

DAAWO: SHacabka Ceeldheere oo walaalahood Xarardheere uga mahadceliyay gurmadkii ay u sameeyeen

0
Magaalada Ceel-dheere ee Gobolka Gal-gaduud waxaa isugu soo baxa qaar ka mida shacab iyo ciidamo  degmadaasi u dhashay kuwaasoo walaalahood reer Xarar-dheere uga mahadcelinayay gurmadkii ay u soo sameeyeen weerarkii doraad...

Aqoon-yahan SIR-WEYN ka shifay kadib markii uu baaritaan ku sameeyay Burka iyo Baastada Turkey...

0
Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa si iskiis ah u sameeyay baaritaano ku aadan tayada cuntada Soomaaliya ganacsi ahaanta loo keeno kuwaasoo cuduro badan ay ka qaadeen shacabka...

Duqey Alshabaab lagu laayay oo ka dhacay Galgaduud

0
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah iyo dadka Deegaanka ayaa xalay saq-dhaxe Howlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah ka fuliyay inta u dhaxeysa Mesagawey iyo Baraag Sheikh Caamir...

Wasiir Fiqi oo sheegay inuu wax ka badalaayo qaabka shaqo ee wasaaradiisa+SAWIRRO

0
Muqdisho, June 19, 2024 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn doono qaab-dhismeedka maamul iyo hannaanka shaqo...

Antonio Guterres ” Dunidu ma awoodo Lubnaan inay noqoto Gaza kale”

0
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay sida uu noqon karo dagaalka xiligaan u dhexeeya Ciidamada Israa'iil iyo Ururka Islaamiga ah ee Xisbullaah. Masuulkaan wuxuu walaac ka muujiyay in Lubnaan ay...

C/raxmaan C/shukuur oo talo u soo jeediyay Madaxweyne Xasan

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa ka hadlay hadaladii Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku soo hadal qaaday habka Itoobiya badeecadaheeda uga soo degsan karto Badda Somalia . Madaxweyne Xasan ayaa si...

Abiy Axmed oo beeniyay inuu ka laabtay heshiiskii Badda

0
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta war uu ku soo qorey bartiisa X oo hore loogu yaqaanay Twitter wuxuu uga hadlay warar maalmahaan danbe soo baxay oo sheegayay inuu ka...

Ciidamada Xooga oo ATMIS kala wareegay saldhig ay ku lahaayeen duleedka Kismaayo+SAWIRRO

0
Shalay ayay ATMIS ku wareejisay saldhiga Cabdalle Biroolle ee dowlad goboleedka Jubaland ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA), taasoo ka dhigeysa xaruntii afaraad ee la wareejiyay inta uu bilawdey wajiga sedaxaad ee...

Madaxweynaha muxuu ka yiri wada-hadalada Somalia iyo Itoobiya ee Ankara ku fashilmay

0
Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay wada-hadalkii Itoobiya iyo Somalia ee dhawaan ka dhacay Magaalada Ankara ee Dalka Turkey kaasoo fashil ku soo dhamaaday. Madaxweyne Xasan wuxuu...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best power banks in 2024 as tested by our experts

0
In our fast-paced global, staying linked is important, and running out of battery may be a considerable inconvenience. That's where a reliable power bank...