Advertisement

DAAWO: Dowlada Somalia oo ku adkeysatay inay ka maaranto Ciidamada ATMIS

0
Xili maalmihii ugu dambeeyay ay soo baxayeen talooyin ka imaanayay dhanka dalalka ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya iyo quburo milatari kuwaasoo Dowlada ka g digayay inaysan ku degdegin ka saarista dalka...

DAAWO: Wasiir Cali Xoosh oo xaflada 26-ka June ee caawa socota kaga hadlay sidu...

0
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Xali Xoosh , ahna guddoomiyaha guddiga munaasabadaha toddobaadka xorriyadda  oo madaxda qaranka uga warbixiyey howlihii u qabsoomay guddiga. Halkaan ka daawo hadalada wasiirka oo daqiiqado ka hor ka...

Alshabaab iyo ATMIS oo ku dagaalamay Gobolka Sh.hoose

0
Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Ciidamada ATMIS oo garab ka helaya kuwa Dowlada Somalia ayaa xalay ku dagaalamay deegaanka Daano oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed. Dagaalka ayaa xalay waqti...

Hanti-dhowrka oo Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud u gudbiyey Labada Aqal ee Baarlamaanka

0
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta oo ay tahay 𝟑𝟎 𝐉𝐮𝐧𝐞, 𝟐𝟎𝟐4, waxa uu si waafaqsan Qodobka 45 (3) ee Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud u gudbiyey Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Madaxweynaha Mareykanka oo Hambalyada 1-da Luulyo soo gaarsiiyay Madaxweyne Xasan

0
Muqdisho, 03, Luulyo, 2024 : Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Safaaradda Dowladda Mareykanka ee...

Khud-badii Madaxweyne Xasan ka jeediyay Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka+SAWIRRO

0
Khudbadda Madaxweynaha ee furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS BISMILAAHI Guddoonka Labada Aqaal ee BFS Xubnaha Labada Aqal ee BFS Madaxda qaybaha kala duwan ee dowladda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Waxaa Sharaf iyo karaamo ii ah inaan...

Wiil isku dal-dalay Magaalada Hargeysa+SAWIRRO

0
Sida aan ka soo xiganay talefishinka Maamulka Somalilan Wiil dhalinyaro ah ayaa isku dal dalay Magaalada Hargeysa inkastoo la bad-baadiyay intuusan dhiman. Isbitaalka ayaa la gaarsiiyay isagooi dhaawac weyn uu soo gaaray...

Dagaal Alshabaab badan lagu dilay oo maanta ka dhacay duleedka Buulo-Burde+SAWIRRO

0
Sida lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Somalia Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar culus ku qaaday Khawaarij si dhuumaaleysi ah ku soo gashay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada...

Thabit Cabdi “Qaadistii cunaqabateynta hubka ma ahayn in ay dhasho qulqul hub sharci darro...

0
Gudoomiyihii hore ee Gobolka ee Gobolka Banaadir Thabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay hubkii Dowladu waday ee dhawaan shacabka Cabud-waaq xoog kula wareegeen xili ay hal hal u bililiqeysteen. Masuulkaan ayaa qoraal...

Madaxweynaha Kenya oo magacaabay Golihiisa Wasiirada iyo Aadan Barre Ducaale oo xilkiisii loo soo...

0
Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto ayaa goor dhaw magacaabay qaar ka mida Wasiirada Xukuumadiisa madaama uu dhaqaan kala direy golihii hore ee Wasiirada. Madaxweyne Ruto wuxuu Magacaabay 11 Wasiir, waxaana Wasiirada la...
- Advertisement -

APLICATIONS

The best office chairs for back pain tried and tested in...

0
Selecting the right office chair is critical, particularly if you suffer from again ache or spend long hours seated at a desk. A supportive...